• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, April 4, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo u digtay Cabdinuur iyo Cabdikariin CaliKaar

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
1 minute ago
Reading Time: 1 min read
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta  oo u digtay Cabdinuur iyo Cabdikariin CaliKaar

Wararka Ugu Aqrintabadan

Hoggaamiyaha Burkina Faso oo diiday dimuqraadiyadda, hakiyay doorashooyin

Hoggaamiyaha Burkina Faso oo diiday dimuqraadiyadda, hakiyay doorashooyin

14 minutes ago
Maxamed Mursal oo eedeyn u jeediyay DF kadib isbeddelkii Koonfur Galbeed

Maxamed Mursal oo eedeyn u jeediyay DF kadib isbeddelkii Koonfur Galbeed

45 minutes ago
Load More
Share

Wararka24: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala, ayaa digniin u diray labo mas’uul hore oo ka tirsanaa madaxtooyada, kuwaas oo maalmahan baraha bulshada ka tabinayay arrimo siyaasadeed.

Cabdinuur Maxamed Axmed iyo Cabdikariin Cali Kaar ayaa lagu eedeeyay inay bulshada marin habaabinayaan, iyagoo isku ekaysiinaya wariyeyaal iyo falanqeeyayaal.

Al Cadaala ayaa sheegay in labadan nin ay faafinayaan warar been abuur ah iyo dacaayado, isagoo ugu baaqay shacabka inay ka digtoonaadaan xogaha ay soo gudbinayaan.

Wuxuu sidoo kale xusay in dadkaasi ay isku dayayaan inay saameyn ku yeeshaan aragtida dadweynaha, iyagoo adeegsanaya baraha bulshada.

“Kooxahan waxay isku ekaysiiyaan saxafiyiin, balse waxay gudbinayaan warar aan sax ahayn,” ayuu yiri wasiir ku xigeenka.

Dhankiisa, wuxuu tilmaamay in qof kasta uu xor u yahay aragtidiisa, balse ay muhiim tahay in si cad loo muujiyo mowqifka iyo cidda la matalayo.

Digniintan ayaa imanaysa xilli ay sii kordhayaan doodaha siyaasadeed ee ka socda baraha bulshada ee Soomaaliya.

Share
Tags: caasimadda Muqdishowararka caalamkawararka mantawararka somaliaWararka24 manta
Previous Post

Hoggaamiyaha Burkina Faso oo diiday dimuqraadiyadda, hakiyay doorashooyin

Related Posts

Hoggaamiyaha Burkina Faso oo diiday dimuqraadiyadda, hakiyay doorashooyin

Hoggaamiyaha Burkina Faso oo diiday dimuqraadiyadda, hakiyay doorashooyin

by Amin Cali Abdi
14 minutes ago

Wararka24: Hoggaamiyaha militariga ee Burkina Faso, Ibrahim Traoré, ayaa sheegay in shacabka dalkiisa ay iska illaawaan dimuqraadiyadda, isagoo...

Maxamed Mursal oo eedeyn u jeediyay DF kadib isbeddelkii Koonfur Galbeed

Maxamed Mursal oo eedeyn u jeediyay DF kadib isbeddelkii Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
45 minutes ago

Wararka24: Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xaaladda Koonfur...

Baydhabo oo martigelineysa kulamo siyaasadeed kadib isbeddelkii dhacay

Baydhabo oo martigelineysa kulamo siyaasadeed kadib isbeddelkii dhacay

by Amin Cali Abdi
57 minutes ago

Wararka24: Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa haatan martigelineysa kulamo siyaasadeed iyo dhaqdhaqaaqyo xooggan, kadib isbeddelkii ku...

Sirdoonka Mareykanka oo shaki geliyay burburinta gantaallada Iiraan

Sirdoonka Mareykanka oo shaki geliyay burburinta gantaallada Iiraan

by Amin Cali Abdi
1 hour ago

Wararka24: Warbixinno sirdoon oo uu Mareykanku soo saaray ayaa muujinaya in Iiraan ay weli haysato awood gantaallo oo...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kulan la yeeshay wafdi ka socday Sacuudi Carabiya

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kulan la yeeshay wafdi ka socday Sacuudi Carabiya

by Amin Cali Abdi
1 hour ago

Wararka24: Maareeyaha Dekedda Weyn ee Muqdisho, Maxamed Cali Nuur Ameeriko, oo uu wehliyo Safiirka Soomaaliya ee Ruushka, Maxamed...

Xasan Sheekh oo shir siyaasadeed ku qabtay Muqdisho kahor safarkiisa Baydhaba

Xasan Sheekh oo shir siyaasadeed ku qabtay Muqdisho kahor safarkiisa Baydhaba

by Amin Cali Abdi
2 hours ago

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga fulinta ee Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka, kahor inta...

Load More

Recommended

Farsamo-yaqaan CCTV-ga ah oo Qirtay inuu 3,000ksh

Farsamo-yaqaan CCTV-ga ah oo Qirtay inuu 3,000 -ksh (23) ku Tirtirtay Muuqaalada xabsiga guud ee Kenya.

10 months ago
Wasiirka Arrimaha

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Aqoonsiga Israa’iil Ee Somaliland Ku Tilmaamay Musiibo

3 months ago
Ciidamada Suuriya oo la wareegay saldhig militari oo Mareykanku ku lahaa….

Mareykanka oo beddelay miisaanka dagaalka Shabaab iyo DF oo gaartay guulo weyn

1 month ago
Amiirka Qatar oo Trump uga Digay Saameynta Colaadda Iiraan

Amiirka Qatar oo Trump uga Digay Saameynta Colaadda Iiraan

4 weeks ago
Saciid Cabdullaahi Deni oo farriin culus u diray beesha caalamka kadib…..

Saciid Cabdullaahi Deni oo farriin culus u diray beesha caalamka kadib…..

1 month ago
Soomaaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya Warbixinta Toddobaadlaha + Faahfaahin

1 year ago
Japan oo kacabaneyso tirada dadka duqowda ah ee dalka kunool..

Japan oo kacabaneyso tirada dadka duqowda ah ee dalka kunool..

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.