DF Soomaaliya iyo Maraykanka oo ka wada hadlay maalgashiga shidaalka iyo kheyraadka dabiiciga ah
Wararka24: 4-02-2026 Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay kulan la yeelatay mas’uuliyiin ...


























