HIQ iyo BTK Türkiye oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo iskaashiga isgaarsiinta
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya (HIQ) iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Türkiye (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) ...


























