Mareykanka oo diyaarinaya qorshe ciidamo lugta ah oo Iran ku wajahan
Wararka24: Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa diyaarisay qorsheyaal la xiriira suurtagalnimada in ciidamo lugta ah loo adeegsado dagaalka ka dhanka ah ...
Wararka24: Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa diyaarisay qorsheyaal la xiriira suurtagalnimada in ciidamo lugta ah loo adeegsado dagaalka ka dhanka ah ...
Wararka24: 24-01-2026 Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana ay isku ...
Muqdisho (Wararka24)– Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in caawa burbur ku soo dhammaadeen wadahadalladii u dhexeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ...
Muqdisho, Sept 27, 2025 (Wararka24) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in garaadka macmalka (AI) uu saamayn ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Maxamed Cali Ameeriko u magacaabay Maareeyaha cusub ee Dekadda Muqdisho. Magacaabista ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag u cambaareeyay dagaalka ka dhacay xaafadda Horseed ee degmada Hodan, ...
MUQDISHO — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli ku sugan dalka Turkiga, sida ay xaqiijiyeen ilo rasmi ah. Wararka la ...
MUQDISHO — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ubax maamuuseed dhigay taallada Dhagax-tuur ee magaalada Muqdisho. Munaasabadda ayaa loogu talagalay ...
MUQDISHO — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka soo noqday mowqifkii adag ee uu ka qaaday dastuurka federaalka. War-murtiyeed ka ...
Muqdisho - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta soo saaray bayaan uu ku taageerayo shirka wadatashiga qaranka ...
Muqdisho- Wararka24 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in Mahad Salaad uu mar kale noqonayo agaasimaha hay'adda sirdoonka iyo nabad ...
Muqdisho - Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka, ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho ka dib ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay Isbitaalka Demartino ee magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu ...
Mucaaradka ayaa goordhow soo saaray warsi cxaafadeed kadib marki uu madaxweynaha dowlada somalia Xassan Sheekh uu xali soo bandhigay urur ...
Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo ay ku mideysan yihiin Madaxda DFS iyo Madaxda saddex dowlad goboleed ayaa caawa ...
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha xisbiga Wadajir iyo xildhibaan Baarlamaanka DFS, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa heshiiska u dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga ...
Heshiiska Shidaal sahminta iyo qodista ee Dowlada soomalia ay lagashey shirkad laga leeyahay dalka Turkiga ayaa waxaa ka dhashey hadal ...
Muqdisho, Soomaaliya – Xildhibaan Cabdiraxmaan Gurey oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in furimaha dagaalka ee gobolka Hiiraan ay ...
Garoowe, Puntland – Maamul-goboleedka Puntland ayaa maanta si adag uga horyimid qorshe cusub oo ay Dowladda Federaalka waddato kaasoo la xiriira ...
Jabuuti (Wararka24) – Hogaamiyii hore ee hayada sirdoonka qararnka NISA fahad yaasiin ayaa kahor kulanka Madaxweynaha dowlada fadaraalka soomalia hassan ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.