• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Rigathi Gachagua oo ku Eedeeyay Ruto inuu Wado laami ah u Dhisayo Hotel kisa cusub.

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Rigathi Gachagua
Share

MERU — Rigathi Gachagua oo horay u ahaa ku xigeenka madaxweynaha Kenya ayaa ku eedeeyay William Ruto inuu waddo u dhisayo hudheel uu isga si shaqsi ah uleeyahay.

Gachagua oo hadda hoggaamiya xisbiga DCP ayaa ka hadlay magaalada Meru. Wuxuu sheegay in madaxweynuhu halki uu wado dadka maskinta beeraleyda udhisi lahaa uu dhisayo mida hotelkisa cusub.

“Halkii uu waddo noogu dhisi lahaa si aan u gaarsiino wax soo saarka beeraha heer sare, wuxuu dhisayaa waddo uu ku tagayo hudheelkiisa,” ayuu yiri Gachagua.

Ku xigeenkii hore ayaa dadka Meru ku baaqay inay iska ilaaliyaan hudheelka. Wuxuu sheegay in madaxweynuhu uu u malaynayo in dadku ay doqonno yihiin.

Gachagua wuxuu sidoo kale canbaareyey xildhibaanno uu sheegay inay gacan ka siiyeen xilka qaadistisi sanadki lasoo dhafay dhamadkisii. Wuxuu ku eedeeyay inaysan gobolka ay ka soo jeedaan ay wax horumar ah ka sameyn.

Mithika Linturi oo ka tirsan DCP ayaa sheegay in Meru aysan u baahnayn xildhibaannada taageeraya dawladda. “Waxaan leenahay hoggaamiyeyaal waddani ah,” ayuu yiri.

Jayne Kihara oo xildhibaan ka ah Naivasha ayaa iyaduna sheegtay in madaxweynuhu uu dhalinyarada fursadaha ka xiraayo. “Wuxuu qaadanayaa deyn faro badan, carruurta dhalan-donta mustaqbalka ayana lacagta bixin doonaan,” ayay tiri.

Rigathi Gachagua ayaa October la eryay xilkii ku xigeenka kadib mooshin kalsooni darro. Tan iyo markaas wuxaa uu ku celcelinayaa eedaymo uu u jeedinayo madaxweynaha. Booqashada Meru waxay qayb ka tahay socdaal saddex maalmood ah.

Rigathi Gachagua wuxuu isku dayayaa inuu gobolka ka helo taageero siyaasadeed. muqalka hoos ka dawo!


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

4 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.