• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Faransiiska Macron Oo Ka Digay Khatar Weyn,Yurub Waa Inay Is Difaacdo, Ruushkuna Waa Halis Weyn oo Soo Socota.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Madaxweynaha Faransiiska Macron

Wararka Ugu Aqrintabadan

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

7 hours ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

13 hours ago
Load More
Share

Madaxweynaha Faransiiska Macron
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo khudbad ka jeedinaya shirka caalamiga ah ee arrimaha Suuriya ee ka dhacaya xarunta shirarka ee wasiirada ee Paris Febraayo 13, 2025. (Sawirka Ludovic MARIN / POOL / AFP)

Wararka24: Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa khudbad muhiim ah u jeediyay shacabka Faransiiska iyo Yurub, isagoo ku nuux-nuuxsaday baahida degdegga ah ee loo qabo xoojinta difaaca Yurub, xilli ay cirka isku sii shareerayso hubanti la’aanta dammaanad qaadka amniga ee Maraykanku bixin jiray.

Macron wuxuu carrabka ku adkeeyay in Yurub aysan laalaadin karin amnigeeda, islamarkaana loo baahan yahay inay diyaar u noqoto inay difaacdo Ukraine iyo qaaradda oo dhan haddii Ruushku sii wado halis gelinta gobolka. Wuxuu ku baaqay shir sare oo ay isugu imaanayaan wasiirrada difaaca iyo taliyeyaasha ciidammada Yurub, kaasoo toddobaadka soo socda lagu qaban doono Paris, si looga arrinsado horumarinta awoodda nukliyeerka iyo dib u hubeynta Yurub.

Sidoo kale, Macron wuxuu caddeeyay inay dhaqangelinayaan baaqa hoggaamiyaha cusub ee Jarmalka, Friedrich Merz, kaasoo horey u soo jeediyay in Faransiiska iyo Ingiriisku ballaariyaan hubkooda nukliyeerka si Yurub u hesho difaac adag. Arrintan ayaa laga yaabaa inay horseeddo in madaxyo nukliyeer ah la geeyo waddamada Yurub si looga hortago khatar kasta oo soo wajahda amniga gobolka.

Hadalkan Macron ayaa yimid xilli Yurub ay wajahdo cadaadis ballaaran oo dhanka difaaca ah,

Iyadoo dalalka qaar ay dareemayaan baahi weyn oo ay iskaga filnaadaan amni ahaan, maadaama taageeradii Mareykanka ay mugdi sii galeyso.

Aqalka cad ayaa 4tii Marso ku dhawaaqay in Madaxweyne Donald Trump uu hakiyay gargaarkii millatari ee Mareykanku siin jiray Ukraine, tallaabadan oo imaneysa xilli xiisadda colaadeed ee Ukraine iyo Ruushka ay weli taagan tahay.

Donald Trump ayaa cadaadis saaraya in si degdeg ah loo soo afjaro dagaalka u dhexeeya Ukraine iyo Ruushka, halka Zelenskyy uu ka dhawaajiyay walaac ah in xalka uu Trump wato uu si toos ah faaido uyahay Ruushka ee uu san xal ugu jirin ukraine..

Kulanki zelenskyy iyo trump ee aqalka cad ayaa ku dhamaaday si aan lafileyn iyado war baahinta marekenka Fox News Ay sheegtay in madaxweynaha ukraine laga ceyriyey aqalka cad..

Wararka manta

  • Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

    Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

    Wararka Ugu Aqrintabadan Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed 7 hours ago Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe 14 hours ago Load More ShareWararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi…

    Sii Aqri


    March 24, 2026
  • Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

    Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

    Wararka Ugu Aqrintabadan Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda 7 hours ago Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan 13 hours ago Load More ShareWararka24: Mareykanka ayaa farriin…

    Sii Aqri


    March 24, 2026
  • Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

    Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

    Wararka Ugu Aqrintabadan Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda 7 hours ago Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan 13 hours ago Load More ShareWararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar…

    Sii Aqri


    March 24, 2026

Share
Tags: Faransiiska iyo YurubMadaxweynaha Faransiiskawararka caalamkawararka manta
Previous Post

Golaha Wasiirrada Oo Soo Saartay Go’aanno Culus, Digniin Adagna U Diray Shacabka + Faahfaahin

Next Post

Macalin Mahdi: Qalqalgelinta amniga ma aqbalayno, qof walba waa lala xisaabtamayaa, xabsi madow ayuu galayaa!

Related Posts

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
7 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee...

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

by Amin Cali Abdi
7 hours ago

Wararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in...

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo...

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Qarax ayaa ka dhacay warshadda sifeynta shidaalka ee Valero ee magaalada Port Arthur ee gobolka Texas, iyadoo...

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe...

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka Iran iyo saameynta uu ku...

Load More
Next Post
Ciidamada Amniga

Macalin Mahdi: Qalqalgelinta amniga ma aqbalayno, qof walba waa lala xisaabtamayaa, xabsi madow ayuu galayaa!

Wararka Manta, Puntland oo Guulo Horleh kagaartay daacish+ Sawiro iyo Mesha ay wax marayaan

Ciribtirka Daacish Intu maraya: Kadib Toddobaadkii labaad Marki uu Md DENI Ku Dhawaqay Wejiga saddexaad ee hawlgalka

diblomaasi Soomaaliyeed

Diblomaasi Soomaaliyeed Oo Ku xiran xabsiga ku yaal Cloverhill ee Ireland + SABABTA?

Recommended

Spain Oo Sharci Deggenaansho Siineysa Kumannaan Muhaajiriin Ah, waxa ka Faa’iideysan Doona qar Soomaali.

Spain Oo Sharci Deggenaansho Siineysa Kumannaan Muhaajiriin Ah, waxa ka Faa’iideysan Doona qar Soomaali.

2 months ago
Daawo: Ra’iisul wasaare Xamse oo ka digay shayaadinta somalia.

Daawo: Ra’iisul wasaare Xamse oo ka digay shayaadinta somalia.

8 months ago
Weerarrada Iiraan oo Mareykanka ku qasbidoona in uu ka laabto dagaalka

Weerarrada Iiraan oo Mareykanka ku qasbidoona in uu ka laabto dagaalka

3 weeks ago
Golaha Wasiirrada Oo Xilkii Ka Qaaday Taliye Odowaa, Mid Cusubna Magacaabay.

Golaha Wasiirrada Oo Xilkii Ka Qaaday Taliye Odowaa, Mid Cusubna Magacaabay.

2 months ago
Xaafadda

Dagaal ka dhacay Garoonka xaafadda Horseed ee degmada Hodan

7 months ago
Imaaraadka Carabta oo hakiyay taageeradii amni ee Soomaaliya

Imaaraadka Carabta Oo Joojiyey Taageeradii Amniga Ee Soomaaliya

1 month ago
Beesha Caalamka oo ka xumaatay natiijo la’aanta wada-hadalla ka socda somaaliya

Beesha Caalamka oo ka xumaatay natiijo la’aanta wada-hadalla ka socda somaaliya

4 weeks ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.