• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Dhacdo yaab leh: Dalka Kenya Nin Shaqsi ah oo sameystay Saldhig police oo been abuur ah?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Dalka Kenya

Wararka Ugu Aqrintabadan

Xildhibaanada Soomaaliya ee EALA oo Lagu Dhaariyay Arusha

Xildhibaanada Soomaaliya ee EALA oo Lagu Dhaariyay Arusha

1 week ago
Soomaaliya oo Xubno ku Yeelatay Baarlamaanka Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Soomaaliya oo Xubno ku Yeelatay Baarlamaanka Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

1 week ago
Load More
Share

Dalka Kenya
Booliska dalka Kenya ee Uasin Gishu

Booliska dalka Kenya ee Uasin Gishu ayaa baaraya dhacdo yaab leh oo ka dhacday gobalkaas nin ka sameystay saldhig booliis oo aan la ogolayn oo roondo ku leh Xarunta Cherus Centre, ee Gobolka Kesses. Tuhmanaha, Collins Leitich, oo loo yaqaan Chepkulei,

Chepkulei ayaa lagu heysta Furitaanka xarun boolis oo aan sharci ah iyada oo aan oggolaansho laga helin Adeegga Booliska Qaranka (NPS). Saldhigan been abuurka ah ayaa in muddo ah la ogeyn ilaa ay ka ogaadeen maamulka deegaanka, taasoo keentay in baaritaan degdeg ah lagu sameeyo.

Dadka deegaanka oo argagaxsan ayaa sheegay inay rumeysan yihiin in saldhigga roondada uu yahay dadaal dhab ah oo lagu hagaajinayo ammaanka deegaanka. Saraakiisha Booliska ee Kamuyu ayaa kiiska ku diiwaangeliyay OB04/08/03/2025 waxayna bilaabeen baaritaan lagu ogaanayo ujeedooyinka uu kalahaa furutaanka xarun police

Booliska dalka Kenya ee Uasin Gishu ayaa shacabka u xaqiijiyay in tallaabo ku haboon laga qaadi doono ninkan, hadana ay baaritaanada socdaan, warkan waxaan kaso xiganay MarsLink News

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah & Faahfaahin degdeg ah


Share
Tags: dalka Kenyawararka caalamkawararka manta
Previous Post

Beledweyne: 24 Sac kadib Waxa la soo afjaray weerarki hotel qaahira + Faahfaahinta Qasaaraha?

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha Xamza Waxa Guuleystay Qofki dila khawaarijta ama ay dilaan + Video iyo Sawiro

Related Posts

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
8 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee...

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

by Amin Cali Abdi
8 hours ago

Wararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in...

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo...

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Qarax ayaa ka dhacay warshadda sifeynta shidaalka ee Valero ee magaalada Port Arthur ee gobolka Texas, iyadoo...

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe...

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka Iran iyo saameynta uu ku...

Load More
Next Post
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xamza Waxa Guuleystay Qofki dila khawaarijta ama ay dilaan + Video iyo Sawiro

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

Faahfaahinta Dilka manta hargeysa Somaliland

Wararka24: Booliska Somaliland oo soo qabtay eedeysane loo haysto dil ka dhacay Manta Hargeysa? +Faah faahin dherad ah

Recommended

Soomaaliya oo maamulka Trump uga mahad-celisay guulo aygaartay oo….

TRUMP oo Maxamed Bin Zayed u kashifay qorshe kadhan ah oo….

4 weeks ago
Dalal Islaami ah oo ka wada hadlay isbahaysi amni iyo militari

Dalal Islaami ah oo ka wada hadlay isbahaysi amni iyo militari

3 days ago
Cabbaas Araghchi

Cabbaas Araghchi oo kusugan Pakistan si xal looga gaaro Xisada India iyo Pakistan

11 months ago
Baaritaan ku saabsan wararka sheegaya in 60 basaas shisheeye ay ka baxsadeen Soomaaliya

Baaritaan ku saabsan wararka sheegaya in 60 basaas shisheeye ay ka baxsadeen Soomaaliya

4 months ago
Fahad Yaasiin Xaaji

Fahad Yaasiin oo ku taliyey In Labaaro xaalada caafimaad ee Madaxda Qaranka, kadib Hadalki MD Xasan Sheekh

1 year ago
Hoggaanka Guutooyinka Gorgor oo isbeddal wayn lagusameeyay

Hoggaanka Guutooyinka Gorgor oo isbeddal wayn lagusameeyay

4 weeks ago
Dowlad Goboleedka Galmudug

Dowlad Goboleedka Galmudug oo gurmad ciidan udirtay Hirshabelle, Goaanka cajiibka eh ee Madaxweyne Qoor Qoor..

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.