Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Somaliland oo sheegtay inay xoojinayso xiriirka difaac ee Israel

Mas’uul sare oo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa sheegay in Hargeysa ay diyaar u tahay inay xoojiso iskaashiga amni iyo difaac ee kala dhexeeya dowladda Israel, iyadoo diiradda la saarayo amniga marin biyoodka muhiimka ah ee Bab al-Mandab.

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
May 6, 2026, 5:50 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
Somaliland oo sheegtay inay xoojinayso xiriirka difaac ee Israel
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Mas’uul sare oo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa sheegay in Hargeysa ay diyaar u tahay inay xoojiso iskaashiga amni iyo difaac ee kala dhexeeya dowladda Israel, iyadoo diiradda la saarayo amniga marin biyoodka muhiimka ah ee Bab al-Mandab.

Mas’uulkan oo la hadlay warbaahinta Israel ayaa sheegay in khataraha ka imanaya dhinaca Yemen, gaar ahaan weerarrada lagu hayo maraakiibta caalamiga ah, ay Somaliland ku riixi karaan inay ballaariso xiriirkeeda dhinaca amniga iyo difaaca.

Wuxuu xusay in Somaliland ay horey iskaashi ula leedahay dalal ay ka mid yihiin Mareykanka iyo Imaaraadka Carabta, kuwaas oo dano ganacsi iyo istaraatiiji ah ku leh dekedda Berbera, isla markaana ay suuragal tahay in iskaashi la mid ah lala yeesho Israel.

Bab al-Mandab ayaa ah marin biyood muhiim u ah isku socodka ganacsiga caalamiga ah, gaar ahaan maraakiibta shidaalka iyo badeecadaha. Xiisadaha sii kordhaya ee Badda Cas iyo weerarrada ay geystaan xoogagga Xuutiyiinta ayaa sare u qaaday muhiimadda amniga marinkan.

Somaliland ayaa muddo dheer raadineysay aqoonsi caalami ah tan iyo markii ay ku dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya sanadkii 1991. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa weli ku adkeysaneysa in Somaliland ay qeyb ka tahay dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Hadalkan cusub ayaa kusoo aadaya xilli gobolka Geeska Afrika iyo Badda Cas ay ka jiraan xiisado amni iyo loollan siyaasadeed oo sii xoogeysanaya, iyadoo dhinacyo badan ay isku dayayaan inay xoojiyaan saameyntooda istaraatiijiyadeed ee marin-biyoodyada muhiimka ah.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Dowladda Somaliya oo beenisay in la mamnucay safarada Imaradka

Dowladda Somaliya oo beenisay in la mamnucay safarada Imaradka

1 day ago
Ciidamada Danab oo shegay inay dileen 21 xubnood oo Al-Shabaab ah

Ciidamada Danab oo shegay inay dileen 21 xubnood oo Al-Shabaab ah

1 day ago
Mucaaradka oo diiday dalab wadahadal oo uga yimid Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo diiday dalab wadahadal oo uga yimid Madaxweyne Xasan Sheekh

1 day ago
Ra’iisul Wasaare Xamza oo Imaaraadka ku eedeyay dilka Baay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose

Ra’iisul Wasaare Xamza oo Imaaraadka ku eedeyay dilka Baay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose

1 day ago
Imaaraadka oo Soomaaliya eedeeyma u jeediyay, sheegayna inuu xiray safaaraddiisa  Muqdisho bishii Janaayo

Imaaraadka oo Soomaaliya eedeeyma u jeediyay, sheegayna inuu xiray safaaraddiisa Muqdisho bishii Janaayo

2 days ago
Axmed Madoobe oo ka digay xalada dalka: “Xamar la iskuma aamin karo”

Axmed Madoobe oo ka digay xalada dalka: “Xamar la iskuma aamin karo”

3 days ago
Dagal ka dhacay Beledweyne oo khasare geystay, xaladduna weli kacsan tahay

Dagal ka dhacay Beledweyne oo khasare geystay, xaladduna weli kacsan tahay

3 days ago
Cabdalla Cabdalla oo iska casilay xilkii boliska, kuna biiray mucaradka

Cabdalla Cabdalla oo iska casilay xilkii boliska, kuna biiray mucaradka

3 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.