• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DAAWO: Ted Cruz oo sheegay in Trump laga yaabo inuu aqoonsado Somaliland

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
DAAWO: Ted Cruz oo sheegay in Trump laga yaabo inuu aqoonsado Somaliland
Share

Wararka24: Senator Ted Cruz ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Madaxweynaha Donald Trump uu aqoonsan karo Somaliland ka hor inta uusan dhammaan muddo xileedkiisa.

Cruz ayaa hadalkan ka sheegay kulan ka dhacay Aqalka Senate-ka ee Mareykanka, isaga oo Somaliland ku tilmaamay saaxiib istaraatiiji ah oo muhiim u ah danaha Mareykanka ee Geeska Afrika. Wuxuu xusay doorka ay ka ciyaarto sugidda amniga marin-biyoodka Gacanka Cadmeed iyo la dagaallanka argagixisada iyo burcad-badeedda.

Senator-ka ayaa sidoo kale tilmaamay in Somaliland ay xiriir dhow la leedahay Taiwan iyo Israa’iil, taas oo uu sheegay inay kordhinayso muhiimaddeeda juqraafi iyo mid siyaasadeed.

Cruz ayaa sheegay inuu warqad u diray Trump oo uu kaga codsanayo aqoonsi rasmi ah. Wuxuu xusay in arrintan ay falcelin ka keentay Shiinaha, taas oo uu ku tilmaamay muujinaysa qiimaha istaraatiijiga ah ee Somaliland.

Dhanka kale, sarkaal ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka, oo lagu magacaabo Nick Checker, ayaa sheegay in Washington ay weli ku taagan tahay siyaasaddeeda taageeraysa midnimada Soomaaliya.

Sarkaalkan ayaa intaas ku daray in Mareykanku sii xoojinayo xiriirka uu la leeyahay Somaliland, maadaama ay door ka ciyaarto xasilloonida gobolka, balse aysan jirin wax isbeddel rasmi ah oo ku yimid siyaasadda aqoonsiga.

Senator Cruz ayaa sidoo kale soo hadal qaaday suurtagalnimada heshiis difaac oo dhexmara Mareykanka iyo Somaliland, inkastoo arrintaas lagu sheegay mid u baahan qiimeyn dheeraad ah.

Hadalladan ayaa kusoo aadaya xilli ay sii xoogeysanayaan doodaha ku saabsan kaalinta Somaliland ee Geeska Afrika iyo tartanka quwadaha waaweyn ee gobolka.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.