• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Taliye Shub oo eedeymo u jeediyay Xasan Sheekh kadib xil ka qaadistiisa

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Taliye Shub oo eedeymo u jeediyay Xasan Sheekh kadib xil ka qaadistiisa
Share

Wararka24: Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Mahad Cabdiraxmaan (Shub), ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xil ka qaadistiisii iyo xabsi gurigii lagu hayay, isagoo eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya.

Shub oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa sheegay in awood dowladeed looga saaray gurigiisa, isagoo xusay in amar ka yimid Madaxweyne Xasan Sheekh uu sababay inuu ka guuro hoygiisa.

“Guryaha anaa dhistay oo iska lahaa, haddana amar ayaa looga guuray,” ayuu yiri Taliye Shub.

Sidoo kale, wuxuu dhaliilay Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta, isagoo ku eedeeyay inuu ku kacay falal beegsi ah oo ku saleysan qabiil, inkastoo aan eedahaasi si madax-bannaan loo xaqiijin.

Taliyihii hore ayaa iska fogeeyay eedeymo la xiriira musuq ama ku takri fal hanti, isagoo sheegay inuu door muuqda ka qaatay horumarinta ciidanka Asluubta intii uu xilka hayay.

Wuxuu intaas ku daray in xil ka qaadista iyo magacaabista ay ka mid yihiin habraacyada dowladeed, isla markaana ay suuragal tahay in mar kale loo magacaabo xil dowladeed.

Hadalka Shub ayaa kusoo aadaya xilli ay weli taagan tahay xiisad siyaasadeed oo la xiriirta isbeddellada ka socda Koonfur Galbeed iyo gudaha dowladda federaalka.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.