• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, August 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Shabeellaha Dhexe ayaa lagu arkay Diyaarado drones ah Nooca is Qarxiyo Marki Ugu horeysay + YAA ISKA LEH?

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Shabeellaha Dhexe

Nooca diyaarado drones ah ee lagu arkay Shabeellaha Dhexe

Wararka Ugu Aqrintabadan

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

13 hours ago
Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

1 day ago
Load More
Share

 Shabeellaha Dhexe
Nooca diyaarado drones ah ee lagu arkay Shabeellaha Dhexe

Wararka24: Wararka ka imaanaya Shabeellaha Dhexe ayaa muujinaya in markii ugu horreysay gobolkaasi lagu arkay diyaarado drones ah oo nooca yaryar ee is-qarxiya ah, kuwaas oo loo adeegsanayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Howlgallo dhanka dhulka iyo cirka ah oo ka socda gobolka ayaa lagu beegsanayaa maleeshiyada Al-Shabaab ee weerarro ka geystay deegaannadii horey looga saaray. Wararka la helayo ayaa sheegaya in Isniintii la qaaday duqeymo culus oo ka dhacay duleedka iyo gudaha degmada Ceelbaraf.

Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee isqarxiya ayaa lagu arkay iyagoo dul heehaabaya bartilmaameedyada, kadibna ku qarxaya goobo ay joogaan xubno ka tirsan Al-Shabaab. Ilo wareedyo ayaa sheegay in dhowr ka mid ah diyaaradahaasi ay ku dhaceen goobaha ganacsiga ee Ceelbaraf ee Shabeellaha Dhexe , taasoo sababtay khasaare ay ka mid yihiin dukaamo iyo guryo gubtay.

Weerarkan ayaa imaanaya iyadoo Al-Shabaab ay 20-kii Febraayo bilaabeen weerarro ka dhan ah wejiga labaad ee howlgallada lagula dagaallamayo, iyagoo si fudud ula wareegay Ceelbaraf Shabeellaha Dhexe

Ka dibna waxa ay weerar ku qaadeen deegaanno ay ka mid yihiin Alkowsar, Ceel Cali Axmed, Daaru-Nimca, Cali Fooldheere iyo Miirtaqwa.

Si kastaba ha ahaatee, duqeymaha cirka ayaa si isdaba joog ah u beegsaday fariisimada Al-Shabaab, iyadoo duqeyntii ugu dambeysay ee shalay la sheegay inay saacado badan socotay. Sidoo kale, warar hoose ayaa tibaaxaya in maleeshiyo kale oo Al-Shabaab ah lagu beegsaday duqeyn ka dhacday meel u dhow degmada Aadan Yabaal iyo Alkowsar.

Hogaanka NISA iyo DF si rasmi ah uma caddeyn in ay haysato drones-kan cusub ee la rumeysan yahay in hadda loo adeegsanayo dagaalka ka socda gobollada Hirshabelle.

Weli lama xaqiijin cidda iska leh diyaaradaha yaryar ee is-qarxiya, hase yeeshee, waxaa la tuhunsan yahay in Hay’adda Nabad Sugidda & Sirdoonka Qaranka (NISA) ay qeyb ka tahay howlgallada, maadaama ay xiriir dhow la leedahay ciidanka Kumaandooska Gorgor, Danab iyo saaxiibada caalamiga ah ee ka qeyb qaata dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Wararka Ugu Aqrinta Badan

  • ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

    ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 13 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 1 day ago Load More ShareWararka24: Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto u diri doona maraakiib dagaal oo cusub Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya, si ay uga qeyb qaataan ilaalinta maraakiibta ganacsiga…

    Sii Aqri


    August 11, 2026
  • Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

    Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 13 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 1 day ago Load More ShareWararka24: Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ka baxay degmada Buurhakaba ee gobolka Bay, iyadoo mas’uuliyadda amniga saldhigga degmada…

    Sii Aqri


    August 10, 2026
  • Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

    Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 13 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 1 day ago Load More ShareWararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho, iyadoo maanta la soo gabagabeeyay diyaar-garowga goobta iyo…

    Sii Aqri


    August 9, 2026

Share
Tags: Gobalada dhexeShabeellaha Dhexewararka mantawararka somalia
Previous Post

MARKAB Wado Gaadid DAGAAL Oo cusub OO Yimid Boosaaso + dowlada ugu deeqday puntland?

Next Post

Shabaabki Ku Sugnaa Ceelbaraf oo wado kaste oo ay ugu bixi lahaayeen lagaxiray!

Related Posts

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto u diri doona maraakiib dagaal oo cusub Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya,...

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ka baxay degmada Buurhakaba...

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

by Amin Cali Abdi
2 days ago

Wararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho,...

Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad ee ciidama ka amarqaata DF oo ku yaalla Carmo

Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad ee ciidama ka amarqaata DF oo ku yaalla Carmo

by Amin Cali Abdi
3 days ago

Wararka24: Puntland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay talis ciidan oo ku yaalla deegaanka Carmo ee gobolka...

Madaxweyne Cirro oo Soomaaliya ku eedeeyay faragelin lagu hayo Somaliland

Madaxweyne Cirro oo Soomaaliya ku eedeeyay faragelin lagu hayo Somaliland

by Amin Cali Abdi
4 days ago

Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay faragelin ku hayso arrimaha...

Soomaaliya oo laba tartame u dirtay tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka Sacuudiga

Soomaaliya oo laba tartame u dirtay tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka Sacuudiga

by Amin Cali Abdi
4 days ago

Wararka24: Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sagootisay laba arday oo dalka ku matalaya...

Load More
Next Post
Ceelbaraf

Shabaabki Ku Sugnaa Ceelbaraf oo wado kaste oo ay ugu bixi lahaayeen lagaxiray!

Turkish Airlines

Turkish Airlines ayaa joojisay Duulimaadyadi Casimada Mogadisho + Sababta?

Hawlgalka ciribtirka Daacish

Cafiska Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Soo Dhamaanaya – Maxaa Laga Ogyahay Dadka Ka Faa'iidaystay?

Recommended

Soomaaliya

Qorshaha Gargaarka Soomaaliya oo Hoos u Dhacay Sannadka 2026.

7 months ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
Turkiga oo sheegay in shidaal laga soo saari karo Soomaaliya muddo 9 bilood ah

Turkiga oo sheegay in shidaal laga soo saari karo Soomaaliya muddo 9 bilood ah

4 months ago
Ciidamada Macawiisleeyda oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

Ciidamada Macawiisleeyda oo weerar culus ku qaaday Al-Shabaab deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

10 months ago
Xuutiyiinta oo Sacuudiga ku eedeeyay inuu u adeegayo danaha Mareykanka iyo Israa’iil

Xuutiyiinta oo Sacuudiga ku eedeeyay inuu u adeegayo danaha Mareykanka iyo Israa’iil

4 weeks ago
Puntland iyo Jubbaland oo war culus kasoo saaray arrintii maanta ka dhacday Garoonka Muqdisho,

Mucaaradka oo loo ogolaaday in hubkooda ay la galaan xerada Xalane

6 months ago
Maxkamada Sare ee Kenya oo hakisay qorshe la xiriira xarumaha Ebola

Maxkamada Sare ee Kenya oo hakisay qorshe la xiriira xarumaha Ebola

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.