• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Dalalka Yurub oo Diiday Codsi uga Yimid Trump oo la Xiriira Dagaalka Iiraan

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Dalalka Yurub oo Diiday Codsi uga Yimid Trump oo la Xiriira Dagaalka Iiraan
Share

Wararka24: Dalal badan oo ka tirsan Yurub ayaa si cad u diiday codsi uga yimid dowladda Mareykanka oo ku saabsanaa in ay ka qeyb qaataan dadaallada lagu furayo marin-biyoodka Strait of Hormuz, kaddib xiisadda ka dhalatay dagaalka Iiraan.

Jarmalka ayaa si toos ah u sheegay in xaaladda taagan aysan ahayn “dagaal NATO leedahay,” isaga oo caddeeyay in uusan ka qeyb qaadan doonin wax howlgal militari ah, balse uu doorbidayo xal diblomaasiyadeed. Sidoo kale, Faransiiska iyo Spain ayaa meesha ka saaray inay ciidamo u diraan gobolka, halka Poland ay iyaduna diiday ka-qaybgalka howlgal kasta oo badeed.

Britain ayaa iyana sheegtay in aysan jirin qorshe howlgal NATO ah, inkastoo ay la shaqeynayso xulafadeeda si loo helo xal lagu soo celin karo isu-socodka maraakiibta iyo xasilloonida gobolka. Dalal kale sida Japan iyo Australia ayaa sidoo kale muujiyay ka-joogsi la mid ah.

Go’aamada dalalkan ayaa imaanaya xilli Iran ay xirtay marin-biyoodka Hormuz, oo ah meel muhiim u ah ganacsiga tamarta caalamka, taasoo keentay cabsi laga qabo in colaadda sii fido.

Kala duwanaanshaha mowqifyada Yurub ayaa muujinaya caga-jiid ku aaddan in si toos ah loogu lug yeesho dagaal cusub oo ka qarxa Bariga Dhexe.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.