• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, January 23, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Shabaab oo manta lagala wareegay magaalo muhiim u ahayd, + Gusha Ciidamada Dowlada?

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
11 months ago
Reading Time: 3 mins read
Ciidamada Dowlada
Share

Ciidamada Dowlada

Ciidamada Dowlada, kuwa Daraawiishta Galmudug iyo shacabka deegaanka ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay magaalada Bacaadweyne ee gobolka Mudug, kaddib dagaal ay la galeen Al-Shabaab.

Magaalada Bacaadweyne oo muddo badan gacanta ugu jirtay kooxda ayaa laga saaray kaddib markii ciidamada huwanta ah ay weerar culus ku qaadeen subaxnimadii hore ee saaka, taasoo keentay in dagaalyahannada Al-Shabaab ay isaga baxaan magaalada iyagoo awoodi waayay iska caabbinta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka.

Inkasta oo khasaaraha rasmiga ah aan weli la shaacin, haddana dagaalka ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac labada dhinacba, sida ay wararku sheegayaan.

Ciidamada Dowlada oo gacan ka helaya dadka deegaanka ayaa maalmihii lasoo dhaafay dardargelinayay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyagoo xoreeyay deegaano muhiim ah oo ka tirsan gobollada dalka.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa sheegay in Al-Shabaab lagu gaarsiiyay jab xooggan intii uu socday howlgalkan. ayuu soo dhigay bogiisa facebook , iyo boga MoD Somalia X Loo yaqiin (twitter)

Minister of Defence @Amohamednur: "The Khawaarij have suffered a massive defeat across the country in the past 20 days and are in their final struggles. Our brave National Army and local forces deserve our gratitude."

The Somali National Army and local forces have delivered… pic.twitter.com/YodUAkiHyS

— MoD Somalia 🇸🇴 (@MoDSomaliya) February 28, 2025

“Khawaarijta jab weyn ayaa ku dhacay 20-kii maalmood ee lasoo dhaafay, waxayna hadda ku jiraan marxaladdii ugu dambeysay. Geesiyaasha ciidanka xoogga iyo kuwa deegaanka waa mahadsan yihiin,” ayuu yiri Wasiir Jaamac

Ciidamada xooga dalka iyo macawiisleyda ayaa sidoo kale guulo la taaban karo ka gaaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, halkaasoo lagu dilay horjoogayaal muhiim ah, qaar kalena gacanta lagu dhigay..

24tii bishaan febraayo dowlada gobaleedka galmudug ayaa ciidamo gurmad ah u dirtay Hirshabelle si Looga Caawiyo Dagaalka ka Dhanka ah Al-Shabaab,

Ciidamadan oo boqolaal ah, kuna hubeysan gaadiid dagaal, ayaa Axaddii lasoo dhaafay ka gudbay xuduudda Gobolka Galgaduud, iyagoo maray Degmooyinka Maxaas iyo Moqokori ee Gobolka Hiiraan. Masuuliyiinta degmooyinkan, siyaasiyiin iyo shacabka deegaanka ayaa si diirran u soo dhaweeyay.

20ki febraayo sido kale Ciidamada Dowlada oo Weerar ka Fuliyay Koonfurta Gobolka Mudug

Ciidamada Dowlada, oo garabsanaya Ciidanka Difaaca Shacabka ee lagu abaabulay Degmada Wisil, ayaa waaberigii hore ee maalintaas weerarku qaaday fariisimo ay maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Bacaadweyne ee koonfurta gobalka mudug..

Wararka Ugu Aqrinta Badan

  • Dowladda Soomaaliya Oo qirtay In Aan La Jarin Xiriirka Guud Ee Imaaraadka Carabta

    Dowladda Soomaaliya Oo qirtay In Aan La Jarin Xiriirka Guud Ee Imaaraadka Carabta

    ShareWararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aankii ay dhowaan ku burisay heshiisyada difaaca iyo amniga ee kala dhaxeeyay Imaaraadka Carabta uusan micnaheedu ahayn in la jaray xiriirka guud ee labada dal. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Daud Aweys Jaamac, oo…

    Sii Aqri


    January 23, 2026
  • Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

    Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

    ShareWararka24: 23-01-2026 Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa xalay kulan saacado qaatay xili habeenimo kula yeeshay Moscow, ergayal sare oo ka socday Mareykanka, kuwaas oo wadaay qorshe uu Mareykanku diyaariyay oo lagu doonayo in lagu soo afjaro dagaalka Ukraine. Xog laheli…

    Sii Aqri


    January 23, 2026
  • Wilkie: Waxaan u maleynayaa putin kama tanaasuli doona arintaan ilaa uu ka dhinto

    Wilkie: Waxaan u maleynayaa putin kama tanaasuli doona arintaan ilaa uu ka dhinto

    ShareHaba yaraatee kalsooni kuma qabo in Putin uu ka tanaasuli doono qodobbo muhiim ah oo ku jira wadahadalladan, ayuu yiri Robert Wilkie, oo ahaa xoghayihii hore ee maamulka Trump. “Raja wanagsan kama qaba arrintan, waxaan u maleynayaa in Putin uu…

    Sii Aqri


    January 23, 2026



Share
Tags: #Ciidamada Dowlada#galmudug#Wararka manta#Wararka somalia#wararka24
Previous Post

Madaxweynaha Puntland DENI oo ku dhawaaqday wajiga saddexaad ee dagaalka ka dhanka ah Daacish

Next Post

DEGDEG: Ciidanka Puntland OO Xarun kale oo muhiim ah manta kala wareegtay Daac1sh

Abdirahman Dahir

Abdirahman Dahir

Abdirahman Dahir waa qoraa iyo tafatire sare oo ka tirsan Wararka24.com, isaga oo door muhiim ah ku leh hubinta iyo hagaajinta tayada wararka ka soo baxa wararka24.

Related Posts

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, OO Mooshin kadhan ah DF geeyay Baarlamanka,

by Abdirahman Dahir
March 1, 2025

Wararka24: Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, oo ay ku jiraan kuwa kasoo jeeda Jubbaland iyo xubno kale oo...

Ciidanka Puntland

DEGDEG: Ciidanka Puntland OO Xarun kale oo muhiim ah manta kala wareegtay Daac1sh

by Yasmin Jamal
March 1, 2025

Ciidanka Puntland ayaa Jimcihii si buuxda ula wareegay xaruntii ay kooxda Daacish ku lahayd Dhaban-qooxle, oo ka tirsan...

Madaxweynaha Puntland

Madaxweynaha Puntland DENI oo ku dhawaaqday wajiga saddexaad ee dagaalka ka dhanka ah Daacish

by Yasmin Jamal
March 5, 2025

Wararka24: Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shaaciyay in la soo gaba-gabeeyay wejiga labaad ee dagaalka lagula jiro...

AUSSOM

Tirada Ciidamada, AUSSOM OO la Shaaciyey, itoobiya oo tiro kabadan MASAR Lasiiyey, + dalalkale

by Abdirahman Dahir
February 28, 2025

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa ugu dambeyn heshiis rasmi ah ka gaaray tirada iyo dalalka...

Load More
Next Post
Ciidanka Puntland

DEGDEG: Ciidanka Puntland OO Xarun kale oo muhiim ah manta kala wareegtay Daac1sh

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, OO Mooshin kadhan ah DF geeyay Baarlamanka,

Cali Aadan Muumin

War DegDeg Ah, Cali Aadan Muumin oo Loo haysto eedeymo la xiriira amni-darro + Xog kale oo dheeraad ah..

Recommended

Xasan Sheekh

Kulanka Xasan Sheekh iyo Mucaaradka: maxa la-filaya manta

7 months ago
Ciidamada Dowladda

Ciidamada Dowladda oo Qarax Lala Beegsaday Duleedka Magalada Qoryooley

8 months ago
UNICEF

UNICEF ayaa sheegatay Wax kabadan 221 oo carruur ah, oo Kuwa Ugu yar da’doodu tahay hal sano, lagu kufsaday Suudaan,

11 months ago
Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe ayaa lagu arkay Diyaarado drones ah Nooca is Qarxiyo Marki Ugu horeysay + YAA ISKA LEH?

11 months ago
SSC-Khatumo

SSC-Khatumo oo Qabtay Shabakad dadka Tahriibin jirtay,+ Xogta

7 months ago
Sucuudiga oo Dr. Sheekh Saalax Cabdillaahi Al-Fowsaan u magacaabay Muftiga Guud ee Boqortooyada

Sucuudiga oo Dr. Sheekh Saalax Cabdillaahi Al-Fowsaan u magacaabay Muftiga Guud ee Boqortooyada

3 months ago
SSC-Khatumo

Musharaxiinta Madaxweynaha SSC-Khatumo iyo Warbixintii ugu danbeysay.

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.