• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, May 9, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Cabbaas Araghchi oo kusugan Pakistan si xal looga gaaro Xisada India iyo Pakistan

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Cabbaas Araghchi

Wararka Ugu Aqrintabadan

Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyay deeq $30 milyan ah

Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyay deeq $30 milyan ah

8 hours ago
Maxkamada oo go’aan ka gaartay ninkii weeraray Ilhaan Cumar

Maxkamada oo go’aan ka gaartay ninkii weeraray Ilhaan Cumar

9 hours ago
Load More
Share

Cabbaas Araghchi

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Iran, Cabbaas Araghchi, ayaa Isniintii gaaray dalka Pakistan si uu dadaal ugu bixiyo xal u helidda xiisadda cirka isku sii shareereysa ee u dhaxeysa Pakistan iyo India, taasoo ka dhalatay weerar bishii hore ka dhacay gobolka lagu muransan yahay ee Kashmir, gaar ahaan dhanka ay Hindiya ka Maamusho.

Booqashadan oo noqonaysa tii ugu horreysay ee uu mas’uul ajaanib ah ku tago Pakistan tan iyo markii uu xiisaddani dib u qarxday, ayaa ujeedadeedu yahay sidii Iran ay door dhexdhexaadin ah uga qaadan lahayd xalinta muranka u dhaxeeya labada dal ee awood weyn haystana hubka Nukliyeerka.

Cabbaas Araghchi ayaa waxaa si rasmi ah ugu soo dhaweeyay garoon ku dhow magaalada Islamabad mas’uuliyiin sare oo Pakistan ka tirsan. Inta uu joogo Pakistan, wuxuu la kulmi doonaa dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Pakistan, Ishaq Dar, Madaxweynaha dalkaasi Asif Ali Zardari, iyo Ra’iisul Wasaare Shehbaz Sharif.

Ciidamada qalabka sida ee Pakistan ayaa heegan buuxa la geliyay toddobaadkii lasoo dhaafay, ka dib markii Wasiirka Golaha Xukuumadda, Attaullah Tarar, uu shaaciyay in Islamabad ay hayso sirdoon la isku halleyn karo oo muujinaya in Hindiya ay qorsheynayso weerar ka dhan ah Pakistan,

Taasoo jawaab u ah weerarkii 22-kii April ka dhacay magaalada dalxiiska caan ku ah ee Pahalgam, halkaas oo lagu dilay 26 dalxiisayaal ah, badankoodna ay ahaayeen Hinduus

Cabbaas Araghchi ayaa lafilayaa in uu sii gaaro India si xal buuxda looga gaaro xiisadaan kacsan,

India ayaa looga cabsi qabaa in ay weerar kusoo qaadan Pakistan hasi ahaate labada dal ayaa leh awood isku dhig ah, oo waxay labaduba heystaan hubka nukleer ka ah,

Iran ayaa ah hada wadanka kalia ah ee si rasmi ah booqasho ugu tagaya labada dhinac si xal buuxda looga gaaro khilaafka.

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share
Tags: bariga dhexeCabbaas Araghchiindiairanpakistanwararka caalamkawararka manta
Previous Post

Netanyahu iyo trump oo wacad ku maray inay ka argudi doonan, Iran iyo huthiyiinta?

Next Post

Golaha Baarlamaanka oo dib ufurmay + faahfaahin dheerad ah

Related Posts

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

by Amin Cali Abdi
3 hours ago

Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa la sheegay inay isku kala qaybiyeen degmooyin kala duwan oo ka tirsan magaalada...

Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

by Amin Cali Abdi
3 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa war saxaafadeed uu soo saaray uga hadlay xarigga dhalinyaro...

Muungaab oo adkeeyay amniga caasimadda iyo hakinta hawlaha dhulka

Muungaab oo adkeeyay amniga caasimadda iyo hakinta hawlaha dhulka

by Amin Cali Abdi
3 hours ago

Wararka24: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa shir guddoomiyay loogana hadlay...

DAAWO: Mucaaradka oo war cusub kasoo saaray banaanbaxa berri ku qabanayaan Muqdisho

DAAWO: Mucaaradka oo war cusub kasoo saaray banaanbaxa berri ku qabanayaan Muqdisho

by Amin Cali Abdi
4 hours ago

Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saaray dibadbaxa ay qorsheynayaan inuu berri ka dhaco magaalada Muqdisho,...

Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti si uu uga qeyb galo caleemo-saarka Ismail Omar Geelle

Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti si uu uga qeyb galo caleemo-saarka Ismail Omar Geelle

by Amin Cali Abdi
7 hours ago

Wararka24: Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Djibouti City, halkaas...

Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyay deeq $30 milyan ah

Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyay deeq $30 milyan ah

by Amin Cali Abdi
8 hours ago

Wararka24: Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa si rasmi ah u ansixiyay heshiis deeq taageero ah oo la siinayo dowladda...

Load More
Next Post
Baarlamaanka

Golaha Baarlamaanka oo dib ufurmay + faahfaahin dheerad ah

Soomaaliya iyo Mareykanka

Soomaaliya iyo Mareykanka oo Hishisyo muhiim ah galay, Kadib Magacabisti Wasir FIQI

Hindiya

Wararki Ugu danbeeyey Xiisadda u dhaxaysa Hindiya iyo Pakistan

Recommended

Putin

Erdogan oo Putin ula Hadlay Dagaalka Israel iyo Iran

11 months ago
Sacuudiga oo u oggolaaday Mareykanka saldhig cusub oo militari

Sacuudiga oo u oggolaaday Mareykanka saldhig cusub oo militari

2 months ago
Kenya

Kenya oo Diiday Qorshahe weyn oo ay Somaliland wadatay + Sababta

12 months ago
Mareykanka

Mareykanka oo Muujiyey Walaac Ku Saabsan Madaxweyne Xasan Sheekh

12 months ago
DF Soomaaliya oo saraakiil sare u dirtay Baraawe si loo xoojiyo amniga

DF Soomaaliya oo saraakiil sare u dirtay Baraawe si loo xoojiyo amniga

2 months ago
Maxamed Cali Ameeriko

Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo lo magacaabay xilweyn + sababta?

9 months ago
NISA

NISA oo Burburisay Buundo Istiraatiiji ah oo Al-Shabaab Dhistay + Xog cusub?

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.