Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Xasan Sheekh oo ka hadlay waxa dhex-maray DF iyo Israel ka hor aqoonsigii Somaliland

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyay mowqifka dowladda federaalka ee ku aaddan Israel iyo arrinta Somaliland, isaga oo sheegay in tallaabooyinka la xiriira aqoonsiga Somaliland aysan waxba ka beddeleyn aragtida Soomaaliya ee midnimada dalka.

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
June 13, 2026, 12:21 pm EAT
Reading Time: 3 mins read
Xasan Sheekh oo ka hadlay waxa dhex-maray DF iyo Israel ka hor aqoonsigii Somaliland
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyay mowqifka dowladda federaalka ee ku aaddan Israel iyo arrinta Somaliland, isaga oo sheegay in tallaabooyinka la xiriira aqoonsiga Somaliland aysan waxba ka beddeleyn aragtida Soomaaliya ee midnimada dalka.

Wareysi uu bixiyay madaxweynaha ayaas sheegay in dowladda Soomaaliya ay weli ku adkeysaneyso ilaalinta midnimada iyo wadajirka dhulka Soomaaliyeed. Wuxuu tilmaamay in arrinta Somaliland ay tahay mid lagu xallin karo wada-hadal iyo is-afgarad siyaasadeed.

Xasan Sheekh ayaa sidoo kale shaaciyay kahor aqonsiga in Israel ay marar kala duwan xiriir la soo sameysay dowladda Soomaaliya, isla markaana ay jireen codsiyo ku saabsan in labada dhinac yeeshaan xiriir diblomaasiyadeed. Si kastaba, wuxuu sheegay in Soomaaliya aysan aqbalin codsiyadaas, iyadoo ku saleyneysa mowqifkeeda siyaasadeed iyo arrimo la xiriira xaaladda Bariga Dhexe.

Madaxweynaha ayaa xusay in Soomaaliya ay aaminsan tahay in xal kasta oo ku saabsan Somaliland uu ku imani kara wada-hadal dhex mara Soomaalida, halkii lagu raadin lahaa waddooyin kale oo sii adkeyn kara khilaafaadka jira.

Dhanka kale, wuxuu sheegay in aqoonsi kasta oo ay bixiyaan dalal shisheeye uusan waxba ka beddeli karin mowqifka dowladda federaalka iyo kan inta badan beesha caalamka ee ku aaddan midnimada Soomaaliya. Wuxuu ku celiyay in dowladda ay sii wadi doonto dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu difaacayo madax-bannaanida iyo wadajirka dalka.

Hadalladan ayaa kusoo aadaya xilli ay sii socdaan doodaha la xiriira mustaqbalka Somaliland iyo saameynta ay yeelan karaan tallaabooyinka diblomaasiyadeed ee gobolka. Arrintan ayaa sidoo kale soo jiidatay indhaha dalalka gobolka iyo ururrada caalamiga ah ee la socda xaaladda Geeska Afrika.

Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn sheegay in Soomaaliya aysan dooneyn in lagu dhex jiido loollan siyaasadeed ama dano istaraatiiji ah oo dibadda ka imanaya, isagoo carrabka ku adkeeyay in dowladda federaalka ay sii wadi doonto difaaca midnimada iyo madaxbannaanida dalka.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Ronaldinho oo dib garoomada ugu soo noqday isagoo

Ronaldinho oo dib garoomada ugu soo noqday isagoo

22 hours ago
Somaliland oo xirtay ragii mareykan ka oo laga casuumay xafiiska

Somaliland oo xirtay ragii mareykan ka oo laga casuumay xafiiska

22 hours ago
Dowladda Somaliya oo soo dhaweysay go’aanka Mareykanka ee sii wadista

Dowladda Somaliya oo soo dhaweysay go’aanka Mareykanka ee sii wadista

22 hours ago
deegaannada Baab al-Mandab oo lala wareegay kadib bixitaanka ciidamada dowladda Yaman

deegaannada Baab al-Mandab oo lala wareegay kadib bixitaanka ciidamada dowladda Yaman

22 hours ago
Qorshe Mareykan ah oo  lagu doonayay in NFD loogu celiyo Somaliya

Qorshe Mareykan ah oo lagu doonayay in NFD loogu celiyo Somaliya

2 days ago
Safiirka Turkiga iyo ku xigeenka xoghayaha IGAD oo Muqdisho kaga wada hadlay xaladda Somaliya

Safiirka Turkiga iyo ku xigeenka xoghayaha IGAD oo Muqdisho kaga wada hadlay xaladda Somaliya

2 days ago
Ramla Cali oo ka hadashay xukunka lagu riday ninkii

Ramla Cali oo ka hadashay xukunka lagu riday ninkii

2 days ago
Ra’iisul Wasaare Xamza oo Muqdisho ka furay shirka saddexaad ee

Ra’iisul Wasaare Xamza oo Muqdisho ka furay shirka saddexaad ee

2 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.