• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Trump oo sheegayay in Israel ay ku guuldareystay arrin muhiim ahaa?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Trump oo sheegayay in Israel ay ku guuldareystay arrin muhiim ahaa?
Share

Washington – Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in inkasta oo Israel laga yaabo inay guulo ka gaarto dagaalka ka socda Qaza, haddana ay si weyn ugu guuldarraysanayso saamaynteedii gudaha Mareykanka iyo aragtida caalamka, taas oo dhaawac culus ku ah Tel Aviv.

 

Trump oo wareysi siiyay wargeyska Daily Caller ayaa xusay in 20 sano ka hor Israel ay lahayd saamayntii ugu xoogga badnayd ee Aqalka Congress-ka Mareykanka, balse maanta awooddaasi si muuqata hoos ugu dhacday. Wuxuu arrintan ku tilmaamay mid “wax lala yaabo,” maadaama uu sheegay in horey ay adkayd in siyaasi Mareykan ah uu Israel si xun uga hadlo.

 

Tyump ayaa intaas ku daray in taageerada Israel ee gudaha Mareykanka, xitaa Xisbiga Jamhuuriga dhexdiisa, ay si degdeg ah u sii yaraanayso. Wuxuu ku celceliyay in Israel ay tahay inay dagaalka Qaza soo afjarto, si looga baaqsado dhaawaca siyaasadeed iyo sumcad xumo sii kordhaysa oo ka imaan karta gudaha iyo dibadda labadaba.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.