Nidaam cusub oo isku xira saldhigyada, CID-da iyo garsoorka Booliska Soomaaliya oo la hirgelinaya
Wararka24: 6-02-2026: Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyay in ay dhawaan hirgelin doonaan nidaam cusub oo casri ah oo isku xira saldhigyada ...
Wararka24: 6-02-2026: Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyay in ay dhawaan hirgelin doonaan nidaam cusub oo casri ah oo isku xira saldhigyada ...
Wararka24: 6-02-2026:Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa muujiyay walaac isa soo taraya oo ku aaddan horumarka dhinaca milatariga ee ay ...
Wararka24: 6-02-2026: Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo laga fuliyay deegaanka Daniga Baaloow ee ...
Wararka24: 6-02-2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda booqasho rasmi ah ku ...
Wararka24: 6-02-2026:Shirkadda qaranka batroolka Turkiga (TPAO) ayaa heshiis is-afgarad ah la saxiixatay shirkadda tamarta ee Mareykanka laga leeyahay ee Chevron, ...
Wararka24: 6-02-2026: Dukumentiyo ay shaacisay Waaxda Caddaaladda Mareykanka ayaa muujinaya in shabakad caalami ah oo la xiriirtay maalqabeenkii hore Jeffrey Epstein ...
Wararka24: 5-02-2026: Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan, oo ah la-taliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee abaabulka Macaawisleyda, ...
Wararka24: 5-02-2026: Dr. Cabdullaahi Cabdi Sheekh oo ka faallooda siyaasadda caalamka, Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro dadkii uu kula kulmay ...
Wararka24: 5-02-2026:Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay in la dhameystiro dib-u-eegista ...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa kormeer shaqo ku tegay Suuqa Xoolaha iyo xeryaha barakacayaasha ee magaalada Gaalkacyo, si uu ...
Wararka24: 5-02-2026:Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka mar kale ay dib u ...
Wararka24: 5-02-2026:Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Mareykanka ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku wareejisay gaadiid iyo qalab milatari ...
Wararka24: 5-02-2026:Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Maxamed Bin Salmaan, ayaa si wadajir ah u xaqiijiyay ...
Wararka24: 4-02-2026: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa ...
Wararka24: 4-02-2026:Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga uga qeyb galay munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha ...
Wararka24: 4-02-2026: Maryan Qaasim Axmed ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliyeed, kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, ...
Wararka24: 4-02-2026:Saif al-Islaam Qadaafi, oo ahaa wiil uu dhalay hoggaamiyihii hore ee Liibiya Mucammar Qadaafi, ayaa lagu sheegay in lagu ...
Wararka24: 4-02-2026 Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay in ay xalay fulisay howlgal amni oo qorsheysan oo ka ...
Wararka24: 4-02-2026: Munaasabad xil-wareejin ah ayaa maanta ka dhacday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, kaddib markii xilka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ...
Wararka24: 4-02-2026:Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ay leedahay damac dhaqaale iyo aragti ku saleysan xoojinta amniga Soomaaliya, iyadoo sheegtay in ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.