• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, March 2, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Shuute oo shaaciyay  in xatooyada Qalabka militariga ay noqotay dambigii ugu Adkaa ee la diiwaangeliyo sanadkii 2025.

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
2 weeks ago
Reading Time: 1 min read
Shuute oo  shaaciyay   in xatooyada Qalabka militariga ay noqotay dambigii ugu Adkaa ee la diiwaangeliyo  sanadkii 2025.

Wararka Ugu Aqrintabadan

Xamza Cabdi Barre ayaa ka hadlay muhiimadda uu leeyahay Aqoonsiga Qaranka

Xamza Cabdi Barre ayaa ka hadlay muhiimadda uu leeyahay Aqoonsiga Qaranka

4 hours ago
Saciid Cabdullaahi Deni oo farriin culus u diray beesha caalamka kadib…..

Saciid Cabdullaahi Deni oo farriin culus u diray beesha caalamka kadib…..

4 hours ago
Load More
Share

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, Sareeye Guuto Xasan Cali Nuur “Shuute”, ayaa sheegay in xatooyada qalabka iyo agabka militariga ay noqotay dambigii ugu cuslaa ee la diiwaangeliyo sanadkii 2025, marka laga reebo dambiyada la xiriira argagixisada.

Shuute ayaa sheegay in maxkamaddu ay sanadkii tegay dhageysatay dacwado badan oo ka dhan ah askar iyo shaqsiyaad lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen xatooyada hubka iyo qalabka ciidanka, iyadoo qaar kamid ah eedeysaneyaasha lagu riday xukuno kala duwan oo haatan ku xiran xabsiyada.

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada ayaa carrabka ku adkeeyay in, inkastoo tallaabo sharci ah laga qaado cid kasta oo lagu helo dambiga, haddana ay muhiim tahay in si qoto dheer loo baaro sababaha dhabta ah ee keena kororka xatooyada hantida ciidamada.

“Sanadkii 2025, dambiyada ugu culus ee la diiwaangeliyay marka laga reebo kuwa argagixisada la xiriira waa xatooyada qalabka militariga. Xiritaanka dadka hubka xada waa tallaabo muhiim ah, balse ma xallinayso sababta dhabta ah ee keentay falalkan,” ayuu yiri Shuute.

Wuxuu intaas ku daray in maxkamaddu ay diyaar u tahay inay dib u furto dacwado hore haddii loo baahdo baaritaanno dheeraad ah, si loo helo xaqiiqda buuxda ee ku saabsan dhacdooyinka la xiriira xatooyada hubka iyo agabka ciidanka.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa qaabilsan dacwadaha la xiriira argagixisada, dilalka, xatooyada, iyo xadgudubyada kale ee ka dhaca gudaha ciidamada, iyadoo dhammaan kiisaskaasi maraan hannaan garsoor oo rasmi ah.


Share
Tags: wararka mantawararka somaliaWararka24 manta
Previous Post

Soomaaliya oo u Baaqday maalgashadayaasha caalamiga ah iyo ganacsatada inay maalgashadaan….

Next Post

UK oo maxkamad soo taagaysa nin Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay inuu ka tirsan yahay kooxda Daacish

Related Posts

Diyaarado nooca F-15 ee Mareykanka aya ku burbureen gudaha dalka Kuwait

Diyaarado nooca F-15 ee Mareykanka aya ku burbureen gudaha dalka Kuwait

by Amin Cali Abdi
2 hours ago

Wararka24: 2-02-2026 Wasaaradda Difaaca Kuwait ayaa xaqiijisay in tiro ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee nooca F-15 ee...

Israa’iil aya Duqeymo Culus ka Fuliyey Koonfurta Beyruut kadib Weerarradi Xisbullah

Israa’iil aya Duqeymo Culus ka Fuliyey Koonfurta Beyruut kadib Weerarradi Xisbullah

by Amin Cali Abdi
4 hours ago

Wararka24: 2-02-2026 Ciidamada Israa’iil ayaa subaxnimadii Isniinta duqeymo cirka ah oo culus ka fuliyey xaafadaha koonfureed ee magaalada...

Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa si rasmi ah ugu biirtay xiisadda Bariga Dhexe

Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa si rasmi ah ugu biirtay xiisadda Bariga Dhexe

by Amin Cali Abdi
4 hours ago

Wararka24: 2-02-2026 Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa si rasmi ah ugu biirtay xiisadda milatari ee sii cakiran ee u...

Saciid Cabdullaahi Deni oo farriin culus u diray beesha caalamka kadib…..

Saciid Cabdullaahi Deni oo farriin culus u diray beesha caalamka kadib…..

by Amin Cali Abdi
4 hours ago

Wararka24: 2-02-2026 Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay si kulul uga hadlay...

Imaaraadka Carabta oo soo saaray go’aan kadhan ah Iiraan

Imaaraadka Carabta oo soo saaray go’aan kadhan ah Iiraan

by Amin Cali Abdi
5 hours ago

Wararka24: 2-02-2026 Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay xirtay safaaraddeedii ku taallay caasimadda Iiraan...

Sacuudi Carabiya oo  Rajeyneysa Helitanka barnaamij Nukliyeer Kadib go’aanka…

Sidee Maxamed bin Salmaan loogu qanciyey weerarka Iran ?

by Amin Cali Abdi
5 hours ago

Wararka24: 2-02-2026 Senator-ka Mareykanka Lindsey Graham ayaa dhammaadkii bishii Febraayo safar ku tagay Sacuudi Carabiya, halkaas oo uu...

Load More
Next Post
UK oo maxkamad soo taagaysa nin Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay inuu ka tirsan yahay kooxda Daacish

UK oo maxkamad soo taagaysa nin Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay inuu ka tirsan yahay kooxda Daacish

Kumaandooska Gorgor oo howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoostaga…

Kumaandooska Gorgor oo howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoostaga...

Shiinaha oo 53 dal oo Afrikaan ah canshuur-dhaaf u samaynaya ee…

Shiinaha oo 53 dal oo Afrikaan ah canshuur-dhaaf u samaynaya ee...

Recommended

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka NIRA oo bilowday olole cusub?

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka NIRA oo bilowday olole cusub?

6 months ago
Markabka sea world

Dowladda Soomaaliya Oo Sheegatay Lahaanshiyaha Markabka Sea World, Digniinna U Dirtay Puntland

7 months ago
Itoobiya

Itoobiya oo Xoojinaysa Dadaalka Radinta Marin Badeed, Maxa so kordhay?

9 months ago
DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

1 day ago
soomaaliya

Bada Soomaaliya oo wajahaysa halis weyn. Maxa socda?

7 months ago
Muungaab oo markii ugu horreeeysay ka hadlay wixii ka dhacay Saldhigga Wardhiigley. Guddoomiye Muungaab ayaa ka digay in la qabto bananabax fowda ah. “ saxibow hadaad shalay qori caaradii halmar fursad ku heshay maanta kuu soo noqon meyso “

Daawo: Guddoomiye Muungaab, saxibow hadaad shalay qori caaradii halmar fursad ku heshay maanta kuu soo noqon meyso

5 months ago
Kenya: Lamaane xaday 20 million oo la qabtay..

Kenya: Lamaane xaday 20 million oo la qabtay..

1 month ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.