• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia
Trending

Bada Soomaaliya oo wajahaysa halis weyn. Maxa socda?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
soomaaliya
Share

Muqdisho – Khubarada amniga ayaa ka digay in Dowlada Soomaaliya ay khatar weyn ku soo wajahan tahay haddii aan si degdeg ah loo dhisin ciidan badeed qaran oo mideysan, si heer sare ahna loo tababaray, loona adkeeyo qalab ahaan.

Warbixin cusub ayaa muujisa in awoodda ciidamada badda ee Soomaaliya ay aad u hooseyso, iyadoo weli ka jirta baahi weyn oo loo qabo hub casri ah, qalab difaac, iyo adeegyo farsamo oo muhiim u ah ilaalinta xeebaha dalka soomaliya.

Sida ay sheegeen khubarada, waxaa jira caqabado waaweyn oo ay ka mid yihiin kala fogaanshaha siyaasadeed iyo is-faham la’aanta u dhexeysa dowladda dhexe iyo maamul-goboleedyada, taas oo dib u dhigtay dhismaha ciidan badeed oo awood leh.

Dalka deriska la ah sida Itoobiya iyo Kenya ayaa horumar muuqda ka sameeyay dhanka awoodda milateri, halka Soomaaliya ay weli ku jirto liiska dalalka ugu liita dhinaca awoodda difaaca guud ahan dalka soomaliya.

Haddii aan tallaabo degdeg ah la qaadin, waxaa laga cabsi qabaa in ay soo kordhaan khataro ay ka mid yihiin burcad-badeednimo, weerarro xeebeed iyo faragelin shisheeye. Khubaradu waxay ku taliyeen in la dhiso ciidan badeed si wanaagsan loo maalgeliyo, lehna tababar tayo leh iyo hoggaan mideysan, si loo xaqiijiyo amniga badda Soomaaliyeed.


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.