• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, January 24, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Mareykanka oo digniin culus u diray Dowladda Federaalka Soomaaliya kadib shirkii Madashii wadatashiga qaranka

Sajid Ahmed by Sajid Ahmed
9 months ago
Reading Time: 2 mins read
Mareykanka
Share

Mareykanka

Dowladda Mareykanka ayaa si adag uga falcelisay natiijada kasoo baxday Madasha Wadatashiga Qaranka ee lagu qabtay magaalada Muqdisho 6–7 May 2025, taasoo ay ka qeybgaleen madaxda Dowladda Federaalka iyo qaar kamid ah madaxda dowlad-goboleedyada.

Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay Waaxda Arrimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu muujiyay walaac xoogan oo ku aaddan sida go’aannada siyaasadeed ee muhiimka ah gaar ahaan kuwa ku saabsan nidaamka federaalka iyo doorashooyinka ay u socdaan iyadoo aan laga qeybgelin dhammaan daneeyayaasha siyaasadeed ee dalka.

Mareykanka

Mareykanku wuxuu aaminsan yahay in go’aanno laga gaaro arrimaha federaalka iyo doorashooyinka iyadoo aan la helin taageero ballaaran ay halis gelinayaan sharciyadda nidaamka siyaasadeed ee Soomaaliya, waxayna carqaladeyn karaan dadaallada lagu wajahayo caqabadaha amni iyo midda siyaasadeed ee taagan ayaa lagu yiri bayaanka.

Digniinta Mareykanka ayaa loo fasiray mid si toos ah ugu socota Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo Villa Somalia ay horey u shaacisay war-murtiyeed laga soo saaray madasha, oo aan muuqan inay ka qayb galeen dhammaan dowlad-goboleedyada dalka. Waxaana tani dhalisay su’aalo badan oo la xiriira matalaadda saxda ah, hufnaanta madasha, iyo cidda rasmiga ah ee lagu metelayay masiirka siyaasadeed ee ummadda Soomaaliyeed.

Diblomaasiyiin iyo falanqeeyayaal siyaasadeed ayaa ku tilmaamay hadalka Mareykanka “digniin aan gabasho lahayn” oo muujinaysa in beesha caalamka aysan aqbali doonin hannaan siyaasadeed oo kooban ama u janjeera hal dhinac

lama oga sida dowlada federalka somalia uga jawaabi doonto warqadan kasoo baxday dowlada marekanka dowlada federalka ayaa qorsheneysay in ee qabato doorasho qof iyo cod ah.

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share
Tags: caasimadda Muqdishosomaliawararka caalamkawararka mantawararka somalia
Previous Post

Wararki Ugu danbeeyey Xiisadda u dhaxaysa Hindiya iyo Pakistan

Next Post

Daawo warbixinta: Roobab mahiigaan ah oo khasaare Dhimasho geystay ayaa ka da’ay magaalada Muqdisho

Sajid Ahmed

Sajid Ahmed

Related Posts

Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya Oo qirtay In Aan La Jarin Xiriirka Guud Ee Imaaraadka Carabta

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aankii ay dhowaan ku burisay heshiisyada difaaca iyo amniga ee...

Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa xalay kulan saacado qaatay xili habeenimo kula yeeshay Moscow, ergayal sare...

Wilkie

Wilkie: Waxaan u maleynayaa putin kama tanaasuli doona arintaan ilaa uu ka dhinto

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Haba yaraatee kalsooni kuma qabo in Putin uu ka tanaasuli doono qodobbo muhiim ah oo ku jira wadahadalladan,...

Fiqi

Fiqi: marnaba kama tanaasulidoona ilaalinta madaxbannaanida dalka somaliyeed

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan marnaba ka tanaasuli doonin...

Guban

DF Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dhismaha Maamulka Cusub Ee Guban State

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ku dhawaaqista maamulka cusub ee Guban State, kaasi oo xildhibaanno...

Xasan Sheekh

UK Oo Farriin U Dirtay Golaha Mustaqbalka somaliyeed Kadib Casuumaadda Xasan Sheekh

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Ingiriiska ayaa soo dhoweysay gogosha wadatashi qaran ee uu fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud,...

Load More
Next Post
Roobab

Daawo warbixinta: Roobab mahiigaan ah oo khasaare Dhimasho geystay ayaa ka da’ay magaalada Muqdisho

India iyo Pakistan

India iyo Pakistan oo ku heshiiyay xabad joojin degdeg ah kaddib dagaal xooggan oo khasaaro gaystay

Galmudug

Puntland oo Galmudug ugu mahad-cilisay soo qabashada Cabdiqani Sayloor.

Recommended

Cabdiraxmaan Cirro

Cabdiraxmaan Cirro ayaa si kulul uga hadlay dagaalka Buqdhaarkeyn?

11 months ago
Axmed Madoobe

Axmed Madoobe oo Abaabul Siyaasadeed Ka Bilaabay Nairobi

8 months ago
Degmada Balcad

Xaaladda Balcad Oo Kacsan: Dowladda Soomaaliya Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Weerarkii Al-Shabaab + SAWIRO

11 months ago
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Xildhibaano Manta Weerar ku qaaday DF oo u hor kacayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur + Mursal M Khaliif iyo Abdirahman Abdulkadir Adde

11 months ago
Mucaaradka Soomaaliya

Mucaaradka Soomaaliya oo Diidday Habka Xulista Guddiga Xuquuqda Aadanaha

8 months ago
Puntland oo sheegtay

Puntland oo sheegtay in ay Dishay 44 xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyada Daacish..

11 months ago
Maxamed Cali Ameeriko

Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo lo magacaabay xilweyn + sababta?

5 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.