• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, January 23, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa somalia Ku Qaabilay Eto’o, Adebayor iyo Okocha + SAWIRO

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
8 months ago
Reading Time: 2 mins read
Xasan Sheekh
Share

Xasan Sheekh

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay halyeeyada kubadda cagta Afrika ee kala ah Samuel Eto’o, Emmanuel Adebayor iyo Jay-Jay Okocha.

Booqashada saddexdan ciyaaryahan oo caalami ah ayaa qeyb ka ahayd dadaallo lagu dhiirrigelinayo nabadda, midnimada, iyo horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed. Intii ay joogeen magaalada Muqdisho, halyeeyadan waxay ka qeyb galeen kulan kubadeed taariikhi ah oo lagu qabtay garoonka Muqdisho Stadium.

Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyay booqashadooda, isagoo ku tilmaamay mid muujinaysa isbeddelka iyo xasilloonida dalka. Waxa uu xusay in ay muhiim u tahay in dunida inteeda kale ay aragto horumarka ay Soomaaliya ku tallaabsaneyso.

Munaasabaddan waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa masuuliyiin sare oo ka tirsan dowladda, madaxda xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed, iyo marti sharaf kale oo ka kala socotay qaar kamid ah dalalka deriska ah.

Ciyaartan lagu qabtay garoonka Muqdisho Stadium ayaa si weyn u soo jiidatay bulshada, iyadoo lagu soo bandhigay fariin nabadeed iyo mid dhiirrigelinaysa isdhexgalka dhalinyarada.

Safarka halyeeyada kubadda cagta ee Afrika ayaa loo arkaa mid kor u qaadaya niyadda dhalinyarada Soomaaliyeed, isla markaana xoojinaya xiriirka isboorti ee Soomaaliya iyo dunida inteeda kale.

Madaxweynaha Xasan Sheekh
Madaxweynaha Xasan Sheekh
Madaxweynaha Xasan Sheekh


Share
Tags: Adebayor iyo OkochaEto’oMadaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuudwararka mantawararka somalia
Previous Post

Dowladda Federaalka iyo Mareykanka oo Duqeyn Culus Ka Fuliyey Duleedka Kismaayo

Next Post

Mareykanka oo Muujiyey Walaac Ku Saabsan Madaxweyne Xasan Sheekh

Yasmin Jamal

Yasmin Jamal

Yasmiin waa qoraa si joogto ah Wararka24 uga qora wararka deg-dega ah ee marka tagan guud ahaan Soomaaliya iyo Geeska Afrika iyo caalamka.

Related Posts

Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya Oo qirtay In Aan La Jarin Xiriirka Guud Ee Imaaraadka Carabta

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aankii ay dhowaan ku burisay heshiisyada difaaca iyo amniga ee...

Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa xalay kulan saacado qaatay xili habeenimo kula yeeshay Moscow, ergayal sare...

Wilkie

Wilkie: Waxaan u maleynayaa putin kama tanaasuli doona arintaan ilaa uu ka dhinto

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Haba yaraatee kalsooni kuma qabo in Putin uu ka tanaasuli doono qodobbo muhiim ah oo ku jira wadahadalladan,...

Fiqi

Fiqi: marnaba kama tanaasulidoona ilaalinta madaxbannaanida dalka somaliyeed

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan marnaba ka tanaasuli doonin...

Guban

DF Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dhismaha Maamulka Cusub Ee Guban State

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ku dhawaaqista maamulka cusub ee Guban State, kaasi oo xildhibaanno...

Xasan Sheekh

UK Oo Farriin U Dirtay Golaha Mustaqbalka somaliyeed Kadib Casuumaadda Xasan Sheekh

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Ingiriiska ayaa soo dhoweysay gogosha wadatashi qaran ee uu fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud,...

Load More
Next Post
Mareykanka

Mareykanka oo Muujiyey Walaac Ku Saabsan Madaxweyne Xasan Sheekh

liverpool

Weerarkii Ka Dhacay Dabaal-degga Liverpool oo lo haysto Nin 53 Jir ah + faahfahin

Somaliland

Hoggaamiyaha Somaliland oo Kulan Muhiim ah Yeeshay William Ruto?

Recommended

Japan oo kacabaneyso tirada dadka duqowda ah ee dalka kunool..

Japan oo kacabaneyso tirada dadka duqowda ah ee dalka kunool..

4 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

12 months ago
Eswatini oo 32 askari u soo dirtay howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, Waa wadanka ugu HIV-ga badan aduunka?

Eswatini oo 32 askari u soo dirtay howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, Waa wadanka ugu HIV-ga badan aduunka?

4 months ago
Xildhibaan Cabdiraxmaan

Xildhibaan Cabdiraxmaan: “Heshiiska Shidaalka Soomaaliya-Turki Waa Sharci-Darro!”

9 months ago
Puntland

Puntland oo Dagaal Cir iyo Dhul ah ku Qaadday Kooxda Daac1sh.

8 months ago
ruushka iyo Mareekanka ay

Mareykanka iyo Ruushka oo Marki ugu horeysay mudo 4 sano Ah Shir Uga Furmay Dalka Sacuudiga..

11 months ago
Dacwadii Saad Aljabri iyo Bin Salmaan oo gashay wajigii cusub..

Dacwadii Saad Aljabri iyo Bin Salmaan oo gashay wajigii cusub..

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.