• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Kenya oo mesha ka saartay xafis Somaliland muhim u ahaa + sababta

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
10 months ago
Reading Time: 2 mins read
Kenya

Wararka Ugu Aqrintabadan

Xildhibaanada Soomaaliya ee EALA oo Lagu Dhaariyay Arusha

Xildhibaanada Soomaaliya ee EALA oo Lagu Dhaariyay Arusha

1 week ago
Soomaaliya oo Xubno ku Yeelatay Baarlamaanka Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Soomaaliya oo Xubno ku Yeelatay Baarlamaanka Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

1 week ago
Load More
Share

Somaliland

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya ayaa maanta si rasmi ah meesha uga saartay magaca Somaliland liiskii ay ku qortay safaaradaha shisheeye ee dalkaas ka howlgala.

Tallaabadan ayaa ku soo beegantay xilli dukumeenti kasoo baxay wasaaradda oo baraha bulshada lagu baahiyey ay muran weyn ka dhex abuuratay labada dal ee Kenya iyo Soomaaliya. Dukumentigas ayaa Somaliland ku qornaa liiska safaaradaha, taasoo keentay jawaab deg deg ah.

Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo kenya ayaa lagu yiri.

Waxan mar kale xaqiijineysaa in Dowladda Kenya ay si buuxda u aqoonsan tahay madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed maanta la soo saaray.

Wasaaradda ayaa ku adkaysatay in Kenya aysan taageersanayn furitaanka wax xafiis rasmi ah oo Somaliland, iyadoo tilmaantay in xiriir kasta oo la yeesho Somaliland uu mari doono dowladda federaalka Soomaaliya.

Xafiiska Nairobi29-kii May,

Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi “Cirro” ayaa furay xafiis Somaliland ku tilmaantay in uu yahay mid diblomaasiyadeed oo ku yaalla magaalada Nairobi. Furitaanka xafiiskaas

waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin Kenyan ah oo ay ka mid ahaayeen Guddoomiyaha Uasin Gishu Jonathan Bii iyo Senatarka Marsabit Maxamed Siciid Chute.

Kulanka Madaxtooyada

Madaxweyne Cirro ayaa booqday Madaxtooyada Kenya halkaas oo uu la kulmay Madaxweyne William Ruto. Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland, Xuseen Aadan Igeh, ayaa baraha bulshada ku shaaciyey sawir muujinaya labada hoggaamiye.

Waxaan ka wadahadalnay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dhinac, gaar ahaan ganacsiga, waxbarashada, gaadiidka iyo horumarinta dhaqaalaha. Waxaan sidoo kale diiradda saarnay xasilloonida Geeska

Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya ayaa muddo ahaa mid murugsan. Sanadkii 2020, Soomaaliya waxay u jartay xiriirka diblomaasiyadeed kadib markii madaxweynihii hore ee Kenya Uhuru Kenyatta uu la kulmay hoggaamiyihii Somaliland ee xilligaas Muuse Biixi Cabdi.

Somaliland oo madax-bannaanideeda ku dhawaaqday 1991-kii ayaa weli sugaysa aqoonsi caalami ah. In kasta oo ay leedahay dawlad u gaar ah, lacag, iyo ciidan, wax dal ah oo xubin ka ah Qaramada Midoobay uma aqoonsan.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya ayaa ku nuux nuuxsatay in dalkoodu uu taageersan yahay midnimada Soomaaliya.”Xiriir kasta waa in uu si buuxda ugu dhaco dowladda federaalka ah ee Soomaaliya,” ayaa lagu yiri bayaanka wasaaradda, taasoo muujinaysa in Kenya ay doonayso in ay ilaaliso xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay Soomaaliya.

Dhacdadan ayaa la filayaa in ay saameyn ku yeelato dadaallada ay Somaliland ku raadinayso aqoonsi caalami ah iyo sidoo kale xiriirka Kenya iyo Soomaaliya.


Share
Tags: CirroKENYARutoSomalilandWararka24 manta
Previous Post

Agaasimaha NISA Sanbaloolshe oo Muqdisho ku Soo Laabtay iyo Kulan Muhiim ah, Faahfahin?

Next Post

Maxay DF ka-tiri Bayaanki kasoo baxay shirki Mucaaradka

Related Posts

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
7 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee...

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

by Amin Cali Abdi
7 hours ago

Wararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in...

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo...

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Qarax ayaa ka dhacay warshadda sifeynta shidaalka ee Valero ee magaalada Port Arthur ee gobolka Texas, iyadoo...

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe...

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka Iran iyo saameynta uu ku...

Load More
Next Post
Df Somaia

Maxay DF ka-tiri Bayaanki kasoo baxay shirki Mucaaradka

Mahad Salaad

Mahad Salaad oo Mar Kale Loo Magacaabay Agaasimaha NISA

Fahad Yaasiin

Fahad Yaasiin Hambalyo Lama Filan ah U Diray Mahad Salaad

Recommended

Puntland oo heshay malayiin dollars oo ay daacish ledahay aya shirkado somali ah la-marsiiyey.

Puntland oo heshay malayiin dollars oo ay daacish ledahay aya shirkado somali ah la-marsiiyey.

9 months ago
Iran oo ka dacwootay hanjabaadaha Maraykanka una dirtay warqad rasmi ah Qaramada Midoobay

Iran oo ka dacwootay hanjabaadaha Maraykanka una dirtay warqad rasmi ah Qaramada Midoobay

1 month ago
Soomaaliya, Jabuuti iyo Itoobiya ayaa kulan saddex-geesood ah ku yeeshay….

Soomaaliya, Jabuuti iyo Itoobiya ayaa kulan saddex-geesood ah ku yeeshay….

2 weeks ago
Guddoomiye Amiir,

Guddoomiye Amiir, Haddii 5 qof oo walaalo ah aan u arko inay waxqabad leeyihiin, waxaan u kala dhiibayaa 5 degmo, + Fahfahinta qorshaha cusub

1 year ago
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Xildhibaano Manta Weerar ku qaaday DF oo u hor kacayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur + Mursal M Khaliif iyo Abdirahman Abdulkadir Adde

1 year ago
Wasiirada Ciyaaraha Puntland Oo Sheegtay Inaysan Tahriibin?

Wasiirada Ciyaaraha Puntland Oo Sheegtay Inaysan Tahriibin?

7 months ago
Sida Gabadh Soomaaliyeed Ay Jacayl Carruurnimo Ugu Rogtay Xirfadda Cybersecurity-ga.

Sida Gabadh Soomaaliyeed Ay Jacayl Carruurnimo Ugu Rogtay Xirfadda Cybersecurity-ga.

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.