• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, June 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Maxay DF ka-tiri Bayaanki kasoo baxay shirki Mucaaradka

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Df Somaia

Wararka Ugu Aqrintabadan

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

9 hours ago
Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

9 hours ago
Load More
Share

Df Somaia

Wasiirka Gaashaandhigga DF, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta jawaab adag ka bixiyay bayaankii xalay ka soo baxay shirkii mucaaradka siyaasadeed ee ka dhacay hoteelka Jasiira ee magaalada Muqdisho.

Wasiir Fiqi oo qoraal kooban soo saaray ayaa tilmaamay in ujeedada ugu weyn ee bayaanka mucaaradka ay tahay in aan dib loogu laaban doorashadii 2022 ee Afisyooni.

Wasiirka Gaashaandhigga DF” Warka mucaaradku waa Madaxweyne Xasanow walaalow teendhada hanoo celin, Marka laga soo tago walaaca welwelka iyo walbahaarka ay ararta ka dhigteen;

warqadaha badan ee ay soo saareen xubinta laga qaadan karo waa;

In ay Ka soo horjeeddaan in dib loogu laabto doorashadii dadbanayd ee sanadkii 2022, ayna taageersan yihiin hannaan doorasho oo daahfuran oo heshiis lagu yahay. Iyo bogaadinta Guulaha ciidamada qalabka sida ee khawaarijta dalka ka xoraynaya,” ayuu yiri Wasiir Fiqi.

Qodobada MucaaradkaMucaaradka siyaasadeed ee xalay shirka ku yeeshay magaalada ayaa soo saaray 11 qodob oo ay ugu muhiimsan tahay baaqaya doorasho daahfuran oo heshiis ku dhisan.

Madasha waxa ay ka soo horjeeddaa in dib loogu laabto doorashadii dadbanayd ee sanadkii 2022, waxay taageersantahay hannaan doorasho oo daahfuran oo heshiis lagu yahay, looguna gogol-xaarayo qof iyo cod, kuna salaysan dastuurkii dadka Soomaaliyeed ku heshiiyeen ee 2012, iyo xeerarka xisbiyada iyo guddiga doorashada uu ansixiyey iyo Baarlamaankii sagaalaad ee sharcigii doorashada tooska ah ee uu meel-mariyay Baarlamaankii 10aad ee DFS,” ayaa lagu sheegay bayaanka mucaaradka.

Mucaaradka ayaa sidoo kale cambaareeyay wax ka beddelka dastuurka, iyagoo tilmaamay in taasi khatar ku tahay geeddi-socodka dowlad-dhiska iyo midnimada Soomaaliyeed.Isbahaysi Cusub

Shirka mucaaradka ayaa lagu dhisay isbahaysi siyaasadeed oo cusub kaas oo hoggaankiisu uu ka kooban yahay guddoomiye, saddex ku-xigeen, xoghaye iyo afhayeen guud. Qaab-dhismeedka hoggaanka ayaa u ekaaday mid ku salaysan awood-qaybsi siyaasadeed.

Jawaabta DowladdaDowladda Federaalka ayaa si adag uga hadashay qodobada ka soo baxay shirka mucaaradka, iyadoo ku adkaysanaysa in doorashada qof iyo cod ay tahay tii lagu heshiiyay oo hadda diiwaangelin ka socoto caasimadda.

Xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa muuqata mid sii kacsan, iyadoo labada dhinac ay ku adkaysanayaan mawqifkooda ku aaddan habka doorashada soo socota.

Waxaa la sugayaa sida ay xukuumaddu uga jawaabi doonto tallaabada cusub ee mucaaradka iyo waxa ay ku soo aadan doonto xaaladda.


Share
Tags: wararka mantawararka somaliaWararka24 mantaWasiir fiqi
Previous Post

Kenya oo mesha ka saartay xafis Somaliland muhim u ahaa + sababta

Next Post

Mahad Salaad oo Mar Kale Loo Magacaabay Agaasimaha NISA

Related Posts

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Iran ayaa sheegtay inay weerarro ku qaaday saldhigyo ay ciidamada Maraykanku ku leeyihiin gobolka, kadib duqaymo uu...

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag uga jawaabay hadallo uu dhawaan jeediyay agaasimihii hore...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa si adag u cambaareeyay dilal lagu bartilmaameedsaday dad...

Dowladda Federaalka Oo Wafdi Wasiirro Ah U Dirtay Beledweyne

Dowladda Federaalka Oo Wafdi Wasiirro Ah U Dirtay Beledweyne

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wafdi heer wasiir ah u dirtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,...

Qaramada Midoobay Oo Xil Sare U Magacowday Mas’uul Soomaaliyeed

Qaramada Midoobay Oo Xil Sare U Magacowday Mas’uul Soomaaliyeed

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa magacaabay Maxamed Yahya inuu noqdo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...

Dowladda Federaalka oo sheegtay in duqeymo lagu dilay in ka badan 30 Al-Shabaab ah

Dowladda Federaalka oo sheegtay in duqeymo lagu dilay in ka badan 30 Al-Shabaab ah

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibbada caalamka ay fuliyeen duqeymo...

Load More
Next Post
Mahad Salaad

Mahad Salaad oo Mar Kale Loo Magacaabay Agaasimaha NISA

Fahad Yaasiin

Fahad Yaasiin Hambalyo Lama Filan ah U Diray Mahad Salaad

Farmaajo

Farmaajo oo Puntland iyo Jubbaland ugu Baaqay Fariin cajiib ah + Sababta

Recommended

Eritrea oo noqotay xudunta loollanka cusub ee Badda Cas

Eritrea oo noqotay xudunta loollanka cusub ee Badda Cas

1 month ago
Kenya

Waalidiin Soomaaliyeed oo Carruurtooda u Dira Xerooyin dhaqan-celin Tacaddiyo ka Dhacaan oo Ku Yaalla Soomaaliya iyo Kenya.

5 months ago
Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

2 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

4 weeks ago
NISA

NISA oo fulisay howlgal lagu laayey Horgoogayaal katirsan shabaab..

1 year ago
degmada Eyl

Puntland oo Xalisay Xiisad Ka Jirtay Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal

1 year ago
Safiirka Soomaaliya ee Nigeria oo waraaqaha aqoonsiga si rasmi ah u gudbiyay

Safiirka Soomaaliya ee Nigeria oo waraaqaha aqoonsiga si rasmi ah u gudbiyay

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.