• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Haweeney u ururisay Al-Shabaab $1.2 milyan oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Haweeney u ururisay Al-Shabaab $1.2 milyan oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah
Share

Muqdisho – Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun adag ku riday haweeney la dhaho Nadiifo Xasan Cabdiqaadir Cabdulle, kadib markii lagu helay dambiyo la xiriira maalgelinta Al-Shabaab, dhaqidda lacag sharci-darro ah iyo ka mid ahaanshaha ururkaas.

 

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in akoonkeeda la marsiiyay lacag dhan $1,237,010, taas oo loo adeegsaday maalgelin iyo hawlo kale oo argagixiso.

 

Maxkamaddu waxay ku xukuntay Nadiifo 15 sano oo xabsi ah iyo ganaax lacageed oo dhan $20,000. Sidoo kale, akoonnada iyo hantida kale ee ay lahayd ayaa lagu wareejiyay dowladda.

 

Xeer-ilaaliyaha Guud ayaa ku tilmaamay kiiskan digniin cad oo loo dirayo cid kasta oo ku lug leh maalgelinta argagixisada ama dhaqidda lacagaha sharci darrada ah, isagoo xusay in dowladda Soomaaliya ay si adag ula dagaallamayso falalka noocaas ah.


Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.