• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Dowladda Jabuuti oo Ka saaraysa dalkeeda Dad Ajaanib ah oo ay Ku Jiraan Soomaali

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
10 months ago
Reading Time: 2 mins read
Dowladda Jabuuti

Wararka Ugu Aqrintabadan

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

8 hours ago
Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

15 hours ago
Load More
Share

Dowladda Jabuuti

Dowladda Jabuuti ayaa bilowday olole rasmi ah oo lagu saarayo dadka ajaanibta ah ee aan haysan dukumentiyo sharci ah, kuwaas oo u badan dad kasoo jeeda Soomaaliya, Itoobiya iyo Yemen. Tallaabadan ayaa timid iyadoo xukuumaddu ay sheegtay in ay doonayso in la adkeeyo ammaanka iyo kala dambeynta gudaha dalka.

Howlgallada socda ayaa lagu beegsanayaa dadka ku nool xaafadaha la dego si aan rasmi ahayn, iyadoo dad badan la xiray isla markaana la qorsheynayo in si toos ah dib loogu celiyo dalalkooda. Ilo-wareedyo ayaa sheegaya in dadkaasi ay isugu jiraan muhaajiriin iyo qaxooti kasoo cararay dagaallo iyo dhibaatooyin dhaqaale.

Dowladda Jabuuti ayaa muddo dheer ahayd meel ay dad badan u arkaan marin ama meel nabdoon oo ay ku sii nagaadaan. Waxaa ku sugan qaxooti badan oo ka yimid Soomaaliya iyo Yemen, halkaas oo colaaduhu wali ka jiraan. Dadka la qabtay ayaa la sheegay in aysan haysan waraaqo sharciyeed oo ogolaanaya inay dalka ku joogaan ama ka shaqeeyaan.

Hay’adaha samafalka iyo xuquuqul in saanka ayaa walaac ka muujiyay tallaabada dowladda Jabuuti, iyagoo sheegaya in dib u celinta dadkaas gaar ahaan haweenka, carruurta, iyo dadka nugul ay sababi karto halis nololeed iyo tacaddiyo ka dhaca meelaha ay dib ugu laabanayaan.

Waxaa la filayaa in ololahaasi uu socdo maalmo kale, iyadoo dadka Soomaaliyeed ee ku sugan Jabuuti lagu wargeliyay in ay hubiyaan sharcigooda ama ay la xiriiraan hay’adaha ka shaqeeya arrimaha qaxootiga si ay uga badbaadaan tallaabooyinka socda.


Share
Tags: Dowladda JabuutiSoomaaliwararka manta
Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqday Dhaawacyada Macawiisleyda besha Xawaadle + Sawiro

Next Post

Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Nairobi

Related Posts

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
8 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee...

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in...

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo...

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Qarax ayaa ka dhacay warshadda sifeynta shidaalka ee Valero ee magaalada Port Arthur ee gobolka Texas, iyadoo...

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe...

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka Iran iyo saameynta uu ku...

Load More
Next Post
Siciid

Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Nairobi

Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Indhaha Ka Qarsaneysa Qorsheyaal Khatar ah oo Imaaraadku Ka Wado Gudaha Dalka

Mareykanka

Mareykanka oo Cadaadis Cusub Saaray Netanyahu + SABABTA

Recommended

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Shaacisay Xilliga Shaqada Gudaha Bisha Barakeysan ee Ramadhan.

Dhismaha Dekedda Hobyo oo Socda iyo Rajada Ganacsiga Itoobiya

3 weeks ago
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre

DAAWO: Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre: Kursigaygu ma matalo Puntland iyo Jubbaland?

6 months ago
Ra’iisul Wasaara Xamsa Cabdi Barre,ayaa maanta xarigga ka jaray….

Ra’iisul Wasaara Xamsa Cabdi Barre,ayaa maanta xarigga ka jaray….

2 months ago
Kenya

Waalidiin Soomaaliyeed oo Carruurtooda u Dira Xerooyin dhaqan-celin Tacaddiyo ka Dhacaan oo Ku Yaalla Soomaaliya iyo Kenya.

2 months ago

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Dhaweysay Ansixinta Dhameystirka Dastuurka Soomaaliya

3 weeks ago
Maamulka Jubaland

Dagaalka Gedo: Maamulka Jubaland oo war cusub soo saartay.

8 months ago
Gabar rer hargeysa

DAAWO: Gabar rer hargeysa iyo wariye ku sheekeysanaya af Ingiriisi muuqaal viral noqday

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.