Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Dagaal culus oo saakay ka dhacay magaalada Baydhabo

Dagaal culus ayaa saakay ka billowday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
September 3, 2026, 12:34 pm EAT
Reading Time: 3 mins read
Dagaal culus oo saakay ka dhacay magaalada Baydhabo
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Dagaal culus ayaa saakay ka billowday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

Iska horimaadka ayaa ka dhacay gudaha magaalada iyo nawaaxigeeda, iyadoo rasaas xooggan laga maqlayay qeybo kala duwan oo Baydhabo ah. Dagaalka ayaa socday saacado, waxaana uu saameeyay qaar ka mid ah xaafadaha magaalada iyo fariisimo ay ciidamada dowladda ku sugnaayeen.

Ciidamada dowladda Federaalka ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar ay kusoo qaadeen ciidamo daacad u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, xilli xaaladda magaalada ay ahayd mid kacsan.

Dhinaca kale, maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dagaalka lasoo afjaray, isla markaana laga adkaaday kooxihii ay ku tilmaameen “Khawaarij” ee weerarka kusoo qaaday magaalada Baydhabo.

Maamulka ayaa sidoo kale sheegay in shacabka loo soo bandhigi doono meydadka dad ay ku tilmaameen inay ka tirsanaayeen kooxihii weerarka qaaday, inkastoo faahfaahinta arrintaasi aysan weli si madax-bannaan u xaqiijin.

Shacabka magaalada Baydhabo ayaa loogu baaqay inay isdejiyaan, isla markaana ay la shaqeeyaan laamaha amniga ee ku howlan sugidda amniga iyo xaqiijinta xaaladda magaalada.

Dagaalkan ayaa kusoo beegmaya xilli Baydhabo ay ka taagneyd xiisad siyaasadeed iyo mid amni oo u dhexeysa dhinacyada isku haya maamulka Koonfur Galbeed, taas oo muddooyinkii dambe saameyn ku yeelatay xaaladda magaalada iyo nawaaxigeeda.

Ilaa hadda ma cadda khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalka, iyadoo tirada dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay aan si madax-bannaan loo xaqiijin. Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga filayaa dhinacyada ku lugta leh iyo ilo madax-bannaan.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Ballidoogle oo laga hirgelinaayo xarun laga hago hawlgallada cirka

Ballidoogle oo laga hirgelinaayo xarun laga hago hawlgallada cirka

1 day ago
DAAWO: Itoobiya oo Ruushka ka heshay diyaaradaha Su-35

DAAWO: Itoobiya oo Ruushka ka heshay diyaaradaha Su-35

1 day ago
Muhoozi oo sheegay in la xiray darawalka Jeneraal Elwelu

Muhoozi oo sheegay in la xiray darawalka Jeneraal Elwelu

1 day ago
Farmaajo oo dalbaday baaritaan ku saabsan dagaalkii Jameeco

Farmaajo oo dalbaday baaritaan ku saabsan dagaalkii Jameeco

1 day ago
FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

2 days ago
Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

2 days ago
Dagaalka Koonfur Galbeed oo xiisad abuuray Soomaaliya iyo Kenya

Dagaalka Koonfur Galbeed oo xiisad ka abuuray Soomaaliya iyo Kenya

2 days ago
Flavio Bolsonaro oo Brazil ka baxay, Mareykanka oo fiise siinaya

Flavio Bolsonaro oo Brazil ka baxay, Mareykanka oo fiise siinaya

2 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.