Beesha Dhulbahante ayaa Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya siisey hadiyad qaali ah, Gabar iyo faras, isago sidokale lagu casuumay Ari-cade gabadhina ay halka joogto sida uu shegay ugaaska, isago gabadha lasiin doono maalin ka uu dhici doona caleema saarka, madax-weynaha maamulka cusub ee la-doortay firdhiye.
Wasiirka ayaa gudoomay hadiyada uguna mahadciliyey beesha, isaga oo yidhi, Gabadhi iyo Faraskiiba waan gudoomay waana u imaanaya waana wax laisa siiyo wixi ugu wanaagsanaa inaad bixin kadhaana waan ogahay ayuu yishi , hoos ka daawo muuqaalka oo dhameystiran