• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ra’iisul Wasaaraha Xamza Waxa Guuleystay Qofki dila khawaarijta ama ay dilaan + Video iyo Sawiro

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
2 years ago
Reading Time: 5 mins read
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
Share

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
RWS, Mudane Xamza Cabdi Barre 12/03/2025 Isbitaalada xoogga dalka iyo Erdogan (Ex Digfeer). Photos creadit/OPM somalia

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa xalay booqday dhaawacyada ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku waxyeelloobay dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta. Dhaawacyada ayaa lagu baxnaaninayaa Isbitaallada Xoogga Dalka iyo Erdogan (Ex Digfeer).

Ra’iisul Wasaaraha ayaa mid mid u booqday qaar ka mid ah ciidamada dhaawacmay, isagoo ka xogwareystay xaaladdooda caafimaad. Wuxuu Alle uga baryay caafimaad deg-deg ah wuxuuna ku dhiirrigeliyay adkeysiga iyo dadaalka ay ugu jiraan difaaca dalka.

“Waxaa guuleystay qofkii dila Khawaarijta ama ay dilaan. Waxaan rabnaa in ciidamada qalabka sida iyo kuwa deegaanka ay helaan isbitaallo casri ah oo lagu baxnaaniyo,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamza.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in Xukuumadda DanQaran ay garab taagan tahay halyeeyada naftooda u huraya difaaca dalka iyo ciribtirka argagixisada.

RWS, Mudane Xamza Cabdi Barre 12/03/2025 Isbitaalada xoogga dalka iyo Erdogan (Ex Digfeer). Video creadit/OPM somalia

Dhanka kale, dagaalka u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ayaa sii xoogeystay. Ugu yaraan 50 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal duqeyn ah oo laga fuliyay deegaanka Damasha Shabeelow ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in howlgalka lagu dilay Mansoor Timo-Weyne, oo ahaa horjoogihii kooxda u qaabilsanaa adeegsiga gawaarida dagaalka.

“Howlgalkan wuxuu bartilmaameedkiisu ahaa xubno muhiim u ah kooxda, gaar ahaan Mansoor Timo-Weyne, oo dhowaan ka yimid Buulo Fulay isaga oo waday gaadiid la dayactiray,” ayaa lagu yiri bayaanka CXDS.

Intii uu socday howlgalka, waxaa la burburiyay saddex gaari oo dagaal, kuwaas oo kooxda ay u adeegsan jirtay weerarrada ay ka fuliso gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose.

DFS ayaa cadaadis weyn kuhaysa khawaarajinta, shali waxaa gabi ahaanba laga xiray baraha bulshada khawaarajinta, iyo halki ay warkooda gabi ahaanba kusoo gudbin jireen..

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegtay in la xiray 12 warbaahin oo ay Al-Shabaab si toos ah u isticmaali jireen, iyadoo dowladda horey u xirtay in ka badan 30 website oo ay kooxdaasi ku lahayd internet-ka.

MD Xassa sheikh ayaa isna horay ubalan qaaday iney heli doonaan daryeel caafimaad oo tayo sare le dhamaan askarta ku dhaawacanta dagaalka lagula jiro khawaarajinta,

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, Sawiro booqashadi dhalinyaradii ku dhaawacantay dagaalka kadhanka khawaarajinta..

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.