• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DAAWO: Banaanbax looga soo horjeedo mucaaradka oo Muqdisho ka socda

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
5 months ago
Reading Time: 3 mins read
DAAWO: Banaanbax looga soo horjeedo mucaaradka oo Muqdisho ka socda
Share

Wararka24: Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo dhaq-dhaqaaqyada mucaaradka ayaa maanta ka dhacay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, iyadoo ay kasoo qeybgaleen boqolaal shacab ah oo ka kala yimid degmooyinka waqooyiga magaalada Muqdisho.

Dadka dibadbaxa sameeyay ayaa isugu soo baxay waddooyinka muhiimka ah ee degmada, iyagoo ku dhawaaqayay erayo ay uga soo horjeedaan mucaaradka dowladda federaalka. Bannaanbaxa ayaa yimid maalin kadib markii mucaaradku ay dibadbax kale ka sameeyeen qaybo kamid ah caasimadda.

Qaar kamid ah shacabka ka qeybgalay isu soo baxa ayaa sheegay in aysan aqbali doonin qalalaase ama xaalad amni darro oo laga abuuro deegaanadooda. Waxay sheegeen inay ka hortagi doonaan cid kasta oo isku dayda inay colaad iyo fowdo ka abuurto waqooyiga Muqdisho.

Dibadbaxayaasha ayaa sidoo kale farriimo u diray siyaasiyiinta mucaaradka ee ku sugan aagga Mirinaayo, iyagoo sheegay in aan la oggolaan doonin falal lagu qalqal gelinayo amniga guud ee magaalada. Dadka qaar ayaa muujiyay walaac ku saabsan xiisadaha siyaasadeed ee maalmihii dambe sii kordhayay.

Maalmihii la soo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho ka socday dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo bannaanbaxyo ay abaabuleen kooxaha mucaaradka. Mucaaradka ayaa dowladda ku eedeeyay arrimo la xiriira doorashooyinka iyo barakicinta dadka deganaa dhulalka danta guud.

Soomaaliya ayaa haatan ku jirta marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, iyadoo si weyn la’isugu hayo hannaanka doorashooyinka iyo wax ka beddelka dastuurka. Waxaa sidoo kale la filayaa in wada hadallo cusub ay u furmaan dowladda iyo mucaaradka, kuwaas oo la sheegay inay garwadeen ka tahay dowladda Mareykanka.

DAAWO


Share

Recommended

ruushka iyo Mareekanka ay

Mareykanka iyo Ruushka oo Marki ugu horeysay mudo 4 sano Ah Shir Uga Furmay Dalka Sacuudiga..

2 years ago
Siyaasadeed

Urur siyaasadeed cusub oo caawa looga dhawaqayo mogadishu.

1 year ago
DF oo ku dhawaaqday in magaca “madaxweyne” loo isticmaali doonin madaxda dowlad-goboleedyada

DF oo ku dhawaaqday in magaca “madaxweyne” loo isticmaali doonin madaxda dowlad-goboleedyada

3 months ago
Wiilka Museveni oo sheegay in ay ku biirayaan dagaalka Iran iyo Israa’iil

Wiilka Museveni oo sheegay in ay ku biirayaan dagaalka Iran iyo Israa’iil

6 months ago
Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana

Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana. maxay tahay?

2 years ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
SSC-Khatumo

SSC-Khatumo oo Qabtay Shabakad dadka Tahriibin jirtay,+ Xogta

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.