• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xeer ilaalinta oo shaacisay eedeymaha sababay xarigga Sacdiyo Bajaaj

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Xeer ilaalinta oo shaacisay eedeymaha sababay xarigga Sacdiyo Bajaaj
Share

Wararka24: Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay dacwadda ka dhanka ah Sacdiyo Macalin Cali, oo loo yaqaan Sacdiyo Bajaaj, kadib xariggeedii Sacdiyo Bajaaj ee magaalada Muqdisho.

War-saxaafadeed rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska xeer ilaalinta ayaa lagu sheegay in Sacdiyo loo heysto eedeymo la xiriira sumcad dil iyo kicin bulsho, kuwaas oo lagu tilmaamay falal culus oo u baahan baaritaan sharciyeed oo dheeraad ah.

Xeer ilaalinta ayaa sheegtay in baaritaan qoto dheer uu hadda socdo, si loo xaqiijiyo sax ahaanshaha eedeymaha loo jeediyay iyo in la ururiyo dhammaan caddeymaha la xiriira gal-dacwadeedka.

Hay’addu waxay sheegtay in marka baarista la soo gabagabeeyo, dacwadda loo gudbin doono maxkamadda awoodda u leh si loo qaado tallaabooyin sharci oo waafaqsan nidaamka caddaaladda dalka.

Qoraalka kasoo baxay xeer ilaalinta ayaa lagu adkeeyay muhiimadda ilaalinta sharciga, ka hortagga dambiyada iyo difaaca sumcadda bulshada, iyadoo hay’addu sheegtay inay ka go’an tahay fulinta waajibaadkeeda sharci si siman oo aan cid gaar ah loo eegin.

Ilaa hadda, qareennada iyo qoyska Sacdiyo Bajaaj kama aysan bixin wax war rasmi ah oo ku saabsan eedeymaha loo jeediyay. Dhanka kale, xarigeeda ayaa sii kordhiyay doodda siyaasadeed ee u dhexeysa dowladda iyo mucaaradka, iyadoo qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ay dalbadeen in si degdeg ah xorriyadeeda dib loogu soo celiyo.


Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.