• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
5 months ago
Reading Time: 3 mins read
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya
Share

Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud ayaa si rasmi ah ugu baaqay kulan siyaasadeed oo ay ka qeyb-galayaan xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, si looga wada hadlo xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee dalka. Kulanka ayaa la qorsheeyay inuu qabsoomo 10-ka May, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada.

Qoraalka madaxtooyada ayaa sheegay in casuumaaddan ay ka dhalatay wada-tashiyo uu madaxweynuhu la yeeshay siyaasiyiin, madax hore, odayaal dhaqameed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Dowladda ayaa sheegtay in ujeeddadu tahay in la helo is-afgarad siyaasadeed oo looga gudbo marxaladda adag ee dalka.

Ajandaha kulanka ayaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha doorashooyinka, dowlad-dhiska, midnimada qaranka iyo jihada siyaasadeed ee mustaqbalka Soomaaliya. Madaxtooyada ayaa tilmaantay in loo baahan yahay wadahadal daah-furan iyo niyad-wanaag si loo gaaro natiijo wax ku ool ah.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa adkeeyay muhiimadda isu-tanaasulka iyo is-qancinta, isagoo sheegay in xilligan loo baahan yahay in dhinacyada siyaasadda ay muujiyaan mas’uuliyad iyo wadajir si dalka looga ilaaliyo khilaaf siyaasadeed oo sii xoogeysta.

Casuumaaddan ayaa kusoo aadaysa xilli mucaaradka ay sare u qaadeen cadaadiska siyaasadeed, iyagoo horay u sheegay in marka la gaaro 15-ka May ay qaadi doonaan go’aanno ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka.

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa kamid ah dalladaha siyaasadeed ee saameynta ku leh doodaha doorashooyinka iyo dastuurka, waxaana la sugayaa in ay ka jawaabaan baaqa madaxweynaha.

Kulanka 10-ka May ayaa loo arkaa mid muhiim u noqon kara jihada siyaasadeed ee Soomaaliya, xilli dalka uu wajahayo muran xooggan oo ku saabsan doorashooyinka iyo hannaanka dowladnimada.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.