• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, September 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

MARKAB Wado Gaadid DAGAAL Oo cusub OO Yimid Boosaaso + dowlada ugu deeqday puntland?

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
2 years ago
Reading Time: 4 mins read
Boosaaso
Share

Boosaaso
gaadidka dagaal ee manta dekada Boosaaso laga soo dajiyey

Wararka24: Markab siday in ka badan 80 gaadiid dagaal ah oo ay dowladda Imaaraadka Carabta ugu deeqday Puntland ayaa dhawaan kusoo xirtay dekedda magaalada Boosaaso. ayaa lagu dajiyay kuwaas oo laga keenay Abu Dhabi, caasimadda Imaaraadka Carabta.

Dowladda Imaaraadka ayaa si dhow ula shaqeysa Puntland, iyadoo taageero joogto ah siisa dhinacyada amniga, tababarka iyo sahayda milatari. Sidoo kale, diyaaradaha dagaalka Imaaraadka ayaa marar badan fuliyay duqeymo ka dhan ah Daacish, kuwaas oo lagu bartilmaameedsaday goobaha la tuhunsan yahay inay ku sugan yihiin.

Gaadiidkan ayaa si rasmi ah waxaa ula wareegay hoggaanka Puntland Boosaaso, si ay ugu adeegsadaan dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada ah ee gobolka ka dagaallamaya.

Imaaraadka Carabta ayaa muddo dheer taageerayay Puntland, iyaga oo bixiya tababaro ciidan, qalab iyo dhaqaale lagu xoojiyo la dagaallanka argagixisada. Duqeymihii ugu dambeeyay ee Imaaraadku fuliyeen buuraha Calmiskaad ayaa la sheegay in lagu beegsaday xubno ka tirsan Daacish, iyadoo lagu dilay in ka badan 10 dagaalyahan.

Sidoo kale, Mareykanka ayaa qeyb ka ah dagaalka lagula jiro Daacish, isaga oo marar badan duqeymo cirka ah ka geystay gobolka, kuwaas oo khasaare lixaad leh gaarsiiyay kooxdaasi.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dhawaan sheegay inay diyaar u yihiin inay la shaqeeyaan cid kasta oo gacan ka geysan karta howlgalka sifeynta buuraha gobolka Bari, si looga ciribtiro kooxaha argagixisada ah daacish iyo alshabaab.

Boosaaso
Guulaha isdabaayaal ee cidanka puntland ay ka gaareen daacish

Kadib Marki uu Madaxweynaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu ku dhawaqay in dagaalki wajigiisa sadaxaad uu bilowday puntland ayaa guulo isdaba joog ah kagaartay daacish, heli taanka gaadidkaan ayaa waxaa lafilaa in garab weyn unoqondoono..

Ciidamada Difaaca Puntland ayaa sii ballaarinaya howlgalka ka dhanka ah maleeshiyada Daacish, iyagoo guulo ka gaaraya dagaalka ka socda Buuraleyda Calmiskaad. Ciidamadu waxay si qoto dheer ugu fidayaan deegaanada Balidhidin, Iskushuban, iyo Qandala, iyagoo dagaal ku qaaday goobo ay hore u maamulayeen Daacish.

Wararka Ugu Aqrinta Badan

  • Iran oo sheegtay in wadahadal keliya lagu xallin karo khilaafka kadib jawabtii Trump

    Iran oo sheegtay in wadahadal keliya lagu xallin karo khilaafka kadib jawabtii Trump

    ShareWararka: Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran Abbas Araghchi ayaa sheegay in xal lagu gaaro wadahadal uu yahay jidka lagu soo afjari karo khilaafka u dhexeeya Tehran iyo Washington, kadib markii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu diiday soo-jeedin ku saabsan dib…

    Sii Aqri


    September 27, 2026
  • Imaaraadka oo la shaaciyey in uu ka dambeeyey aqoonsiga Israel ee Somaliland

    Imaaraadka oo la shaaciyey in uu ka dambeeyey aqoonsiga Israel ee Somaliland

    ShareWararka24: Warbixin cusub oo uu soo saaray Golaha Yurub ee Xiriirka Dibadda (ECFR) ayaa lagu sheegay in Sacuudi Carabiya ay rumeysan tahay in Imaaraadka Carabta uu door ku lahaa fududeynta aqoonsigii ay Israel siisay Somaliland, iyadoo Riyadh ay aaminsan…

    Sii Aqri


    September 27, 2026
  • Trump oo diiday soo-jeedinta Iran ee dib u furidda Marinka Hormuz

    Trump oo diiday soo-jeedinta Iran ee dib u furidda Marinka Hormuz

    ShareWararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu diiday soo-jeedin ay Iran u gudbisay Washington, taas oo lagu doonayay in dib loogu furo marinka istiraatiijiga ah ee Hormuz, isla markaana muddo toddoba maalmood gudahood ah dib loogu soo celiyo…

    Sii Aqri


    September 27, 2026

Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.