• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay London

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 3 mins read
Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay London
Share

Wararka24: Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga dalka United Kingdom, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada London.

Soo dhaweynta wasiirka waxaa ka qeyb qaatay xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas, kuwaas oo muujiyay taageerada ay u hayaan dadaallada dowladda ee la xiriira horumarinta dalka.

Intii uu socday kulanka, Wasiir Xasan Macalin ayaa ka warbixiyay xaaladda guud ee dalka, isaga oo si gaar ah u dul istaagay dadaallada lagu dhameystirayo iyo ansaxinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Wuxuu xusay muhiimadda ay leedahay in shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ay ka qeyb qaataan talo bixinta iyo taageerada geeddi-socodka dastuurka.

Ugu dambeyn, wasiirka ayaa uga mahadceliyay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool United Kingdom doorkooda ku aaddan horumarka dalka, isagoo tilmaamay in ay si joogto ah uga qeyb qaataan dhismaha dowladnimada Soomaaliya.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.