• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Saraakiil Israa’iil ah oo qiray in qorshihii lagu ridi lahaa nidaamka Iiraan uusan hirgelin

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Saraakiil Israa’iil ah oo qiray in qorshihii lagu ridi lahaa nidaamka Iiraan uusan hirgelin
Share

Wararka24: Saraakiil sare oo Israa’iili ah ayaa qiray in qorshihii lagu wiiqi lahaa ama lagu ridi lahaa nidaamka talada haya ee Iiraan uusan weli guul gaarin, iyadoo hoggaanka Tehran uu weli gacanta ku hayo maamulka dalka.

Warbixin uu daabacay wargeyska The Wall Street Journal ayaa sheegtay in ku dhowaad laba toddobaad kadib markii uu dagaalka qarxay, nidaamka Iiraan uu weli shaqeynayo, isla markaana ciidamada ammaanka ay si adag u xakameeyeen xaaladda gudaha.

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inuusan hubin in shacabka Iiraan ay awoodi doonaan inay ridaan nidaamka talada haya, inkasta oo uu xusay in Israa’iil ay doonayso inay abuuro xaalad u sahasha shacabka inay isbeddel sameeyaan.

Dhanka milatariga Israa’iil ayaa sheegay in hadafka ugu weyn ee hawlgallada uu yahay wiiqidda awoodda milatari ee Iiraan, gaar ahaan barnaamijyada gantaallada iyo awoodaha kale ee khatarta ku ah Israa’iil iyo gobolka.

Dhinaca kale, nidaamka Tehran ayaa sii wada weeraro aargoosi ah oo saameyn ku yeeshay gobolka iyo suuqyada caalamka, iyadoo xiisadda ka taagan marinnada muhiimka ah ee badda ay weli sare u kacayso.

Khubaro istaraatiiji ah ayaa sheegay in isbeddel ku yimaada nidaamka Iiraan uu noqon karo mid waqti dheer qaata, isla markaana aan lagu gaari karin hawlgallo militari oo keliya.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.