Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Soomaaliya iyo gobolka West Virginia oo kala saxiixday heshiis macdanta ah

Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo gobolka West Virginia ee dalka Mareykanka ayaa kala saxiixday heshiis isfaham (MoU) oo ku saabsan iskaashiga sahminta iyo horumarinta macdanta muhiimka ah.

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
March 14, 2026, 8:55 am EAT
Reading Time: 2 mins read
Soomaaliya iyo gobolka West Virginia oo kala saxiixday heshiis macdanta ah
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo gobolka West Virginia ee dalka Mareykanka ayaa kala saxiixday heshiis isfaham (MoU) oo ku saabsan iskaashiga sahminta iyo horumarinta macdanta muhiimka ah.

Heshiiskan waxaa dhinaca Soomaaliya u saxiixay Wasiirka Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta Daahir Shire Maxamed, halka dhinaca West Virginia uu u saxiixay Xoghayaha Senate-ka gobolkaas Kris Warner.

Munaasabadda saxiixa ayaa ka dhacday aqalka Senate-ka ee West Virginia, waxaana goob-joog ka ahaa wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Saalax Axmed Jaamac.

Mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa sheegay in heshiisku uu diiradda saarayo sahminta, soo saarista iyo farsamaynta macdanta muhiimka ah, iyadoo sidoo kale la xoojinayo is-weydaarsiga aqoonta farsamada iyo dhiirrigelinta maalgashiga.

Heshiiskan ayaa sidoo kale ujeedkiisu yahay in la horumariyo silsiladda qiimaha ee macdanta Soomaaliya, lana abuuro fursado maalgashi oo ay ka faa’iideysan karaan shirkadaha iyo hay’adaha labada dhinac.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in iskaashigan uu yahay tallaabo muhiim ah oo lagu horumarinayo kheyraadka dabiiciga ah ee dalka, si loo kobciyo dhaqaalaha loona abuuro fursado


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Puntland oo ciidamo geysay deegaan ka tirsan gobolka Mudug

Puntland oo ciidamo geysay deegaan ka tirsan gobolka Mudug

3 hours ago
Jubbaland oo diiday magacaabista agaasimaha Hay’adda Dakhliga Qaranka,

Jubbaland oo diiday magacaabista agaasimaha Hay’adda Dakhliga Qaranka,

4 hours ago
Mas’uuliyiin ka tirsanaa wafdiga Soomaaliyeed oo lagu waayay Kosovo

Mas’uuliyiin ka tirsanaa wafdiga Soomaaliyeed oo lagu waayay Kosovo

4 hours ago
Turkiga oo beeniyay inuu 15,000 oo askari u dirayo Somaliya

Turkiga oo beeniyay inuu 15,000 oo askari u dirayo Somaliya

4 hours ago
QM oo ka soo horjeestay xil ka qaadista Guddoomiye Baashe

QM oo ka soo horjeestay xil ka qaadista Guddoomiye Baashe

10 hours ago
Kanada oo billowday barnaamij degenaansho eey siinayso kumanaan muhaajiriin

Kanada oo billowday barnaamij degenaansho eey siinayso kumanaan muhaajiriin

11 hours ago
Muqdisho oo markii ugu horreysay martigelisay

Muqdisho oo markii ugu horreysay martigelisay

11 hours ago
Ilhan Cumar oo doonaysa inay dib ugu laabato guddiga arrimaha dibadda ee Koongaraska

Ilhan Cumar oo doonaysa inay dib ugu laabato guddiga arrimaha dibadda ee Koongaraska

12 hours ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.