• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Gachagua: Ma doonayo in aan Ruto xilka laga tuuro

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Gachagua
Share

NAIROBI — Madaxweyne ku xigeenki hore ee Kenya Rigathi Gachagua ayaa sheegay inuusan dan ka lahayn in xilka laga tuuro Madaxweynaha kenya William Ruto, balse uu sheegay in ay ka adkaan doonaan doorashada 2027.

“Ma doonayo in aan xil ka tuuro Madaxweyne Ruto. Waxaan uga adkaan doonaa si dastuuri ah 2027,” ayuu yiri Gachagua, isagoo la hadlayay dad ku sugnaa Nyeri.

Wuxuu sheegay in kala duwanaanta aragtida aysan la macno ahayn in uu doonayo in Ruto laga saaro xafiiska si sharci daro ah. balse ujeedku yahay in laga saaro xafiiska 2027 wakhtiga doorashada marki lagaaro,

gachagua oo xilka madaxweyne ku xigeenka laga qaaday 2024 dhamaadkiisi ayaa ku taagna dowlada isagoo noqday ninka ugu awooda badan mucaaradka kenya, hadaladiisa ayaa waxa kadhashey banaan baxyo keenay rabshado aad utira badan oo dadbadan ay ku dhinteen xoolo aad utiro badana lagu dhacay qaarna lagu gubay.

banaan baxyada kenya ka dhacay waxay qasaaro tiro badan kasoo gaartay reerka uu kasoo jeda gashagua mount kenya iyo qabiilka ladhaho kukuyada oo xoolo aad utiro badan looga gubay, gachagua ayaa 9ki bishaan july aaday safar uu mudo ku maqnaan doona dalka marekanka..


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

4 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.