• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xaafada Taleex Ee Magaalada Muqdisho Oo Laga Helay Nin Meyd Ah oo ladilay

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Xaafada Taleex Ee Magaalada Muqdisho
Share

Xaafada Taleex Ee Magaalada Muqdisho

MUQDISHO — Ciidamada booliska ayaa shalay galabnimo ka helay xaafada Taleex ee magaalada muqdisho meydka wiil dhalinyaro ah oo laba meelood lagu dhuftay xabado, kaasoo ku dhowaa Masraxa Qaranka ee hore ee ku yaal degmada Hodan.

Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in meydka la arkay isagoo ku jira qeybta dambe ee baabuur, waxaana laba xabo lagu dhuftay dhabarka hoose. Qofka la dilay waxaa la sheegay inuu ahaa bajaajle ka hawlgala magaalada muqdisho.

Laamaha amniga ayaa markiiba u gudbay goobta dhacdada ka dhacday, waxayna booliska bilaabeen baaritaan ballaaran oo ku saabsan dilka.

Dhacdadan ayaa imanaysa iyadoo saacadihii la soo dhaafay ay magaalada Muqdisho ka dhaceen dhowr dil oo kale. Dilalkan ayaa ku soo beegmaya xilli dadka caasimaddu ku mashquul yihiin dabaal degida maalmaha ciidda.

Ciidamada amniga ayaa kor u qaaday heeganka amni ee magaalada intii lagu jiray maalmaha ciidda si ay u hubiyaan badbaadada dadka rayidka ah.

Baaritaanka dhacdada ayaa weli socda, halka booliska ay ka shaqeynayaan sidii loo heli lahaa cid ka mas’uul ah dilka ninkan dhallinyarada ahaa.


Share

Recommended

Ururka Islaamka oo si adag uga hor imaday qorshaha Somaliland ee safaaradda Qudus

Ururka Islaamka oo si adag uga hor imaday qorshaha Somaliland ee safaaradda Qudus

4 months ago
Trump oo sheegay in Xuutiyiintu ka codsadeen Mareykanka inuusan dagaalka faragelin.

Trump oo sheegay in Xuutiyiintu ka codsadeen Mareykanka inuusan dagaalka faragelin.

2 weeks ago
Shabakadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo la jabsaday

Shabakadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo la jabsaday

3 months ago
Fiqi oo sheegay in u fashilmay shirqoolkii Galmudug kadib tanaasulkii Qoor-Qoor

Fiqi oo sheegay in u fashilmay shirqoolkii Galmudug kadib tanaasulkii Qoor-Qoor

3 months ago
Ciidanka Xoogga oo sheegay inay dileen laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga oo sheegay inay dileen laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab

4 months ago
Madaxweynaha Ukraine

Madaxweynaha Ukraine oo Maanta La Kulmay Erdogan, Kadib safar degdeg ah uu ku Tagay Magaalada Ankara.

2 years ago
Cirro oo sheegay in Israa’iil iyo Denmark ay ka jawaabeen codsiga aqoonsiga Somaliland

Cirro oo sheegay in Israa’iil iyo Denmark ay ka jawaabeen codsiga aqoonsiga Somaliland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.