• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xiisad ka taagan Dayniile oo sababtay isku dhacyo

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Xiisad ka taagan Dayniile oo sababtay isku dhacyo
Share

Wararka24: Xaaladda Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa weli kacsan, kadib xiisado culus oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhex aloosnaa ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka.

Xiisaddan ayaa si gaar ah uga taagan xaafadda Warlaliska, halkaas oo ay isku fara saareen labada dhinac, taasoo keentay dagaal toos ah iyo gacan ka hadal sababay khasaare isugu jira dhaawacyo iyo burbur hantiyeed.

Dadka deegaanka ayaa si adag uga soo horjeestay qorshe lagu doonayo in laga barakiciyo dhulka ay degan yihiin, halka ciidamada ammaanka ay adeegsadeen awood si ay u fuliyaan howlaha la xiriira burburinta.

Wararka ayaa sheegaya in ay weli socdaan dhaq-dhaqaaqyo ciidan, halka dadka deegaanka ay wadaan abaabul ay isaga difaacayaan ciidamada, iyagoo adeegsanaya dhagaxyo iyo agab kale oo ay heli karaan.

Ilaa hadda ma jiro wax war ah oo rasmi ah oo kasoo baxay maamulka degmada ama saraakiisha amniga ee Muqdisho, taas oo sii kordhineysa walaaca laga qabo in xaaladdu kasii darto.

Xiisaddan ayaa kusoo aadeysa xilli dowladda Soomaaliya ay dhowaan burburin ka sameysay xaafado kale oo ka tirsan degmooyinka Kaaraan iyo Heliwaa, taasoo dhalisay cabashooyin ka imaanaya shacabka ku nool caasimadda.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.