• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

WAR DEGDEG AH: Firdhiye oo Magacaabay Taliye Cusub Ciidanka SSC-Khaatumo?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye
Share

LAASCAANOOD — Madaxweynaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa manta magacaabay Gaashaanle Sare Maxamuud Baaruuud Xaaji Xuseen inuu noqdo Taliyaha Ciidanka Xasilinta.

Magacaabistan ayaa ku timid kadib markii xilka laga qaaday taliyihii hore ee ciidanka xasilinta SSC-Khaatumo Jaamac Shire. Sababta xilka looga qaaday Jaamac Shire ilaa hada lama caddeyn.

Gaashaanle Sare Maxamuud Baaruuud Xaaji Xuseen ayaa khibrad dheer ku leh hawlaha amniga iyo xasilinta. Wuxuu horey u soo shaqeeyay ciidamada DF Soomaaliya.

Magacaabistan ayaa imaanaysa xilli maamulka SSC-Khaatumo uu ku sugan yahay waqti kala guur ah. Dhinaca kale, lama oga sababta dhabta ah ee magacaabistan ku soo beegay waqtigan gaar ah.

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa dhowaanahan sameeyay isbeddelo kala duwan oo ku saabsan hay’adaha ciidanka si loo xoojiyo awoodda difaaca iyo amniga deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

4 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.