Roobab Ka Da’ay Nairobi oo Sababay Geerida Dad badan iyo khasaare hantiyeed
Wararka24: 7-02-2026 Roobab mahiigaan ah oo tan iyo shalay ka da’ayay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa sababay khasaare ...
Wararka24: 7-02-2026 Roobab mahiigaan ah oo tan iyo shalay ka da’ayay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa sababay khasaare ...
Wararka24: 7-02-2026 Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shaaca ka qaaday inuusan ...
Wararka24: 7-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, ...
Wararka24: 7-02-2026 Warar soo baxaya ayaa sheegaya in diyaarad aan duuliye lahayn oo is qarxisay lagu weeraray Garoonka Caalamiga ah ...
Wararka24: 7-02-2026 Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa la kulmeysa saameyn dhaqaale oo ka dhalatay dagaalka u dhexeeya Iran, Mareykanka iyo ...
Wararka24: 7-02-2026 markabka Diyaarad-qaadaha Mareykanka ee USS Gerald Ford, oo ah markabka ugu weyn uguna casrisan ee ciidamada badda Mareykanka, ayaa ...
Wararka24: 6-02-2026 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa sheegay in muddada xil-heynta Baarlamaanka ...
Wararka24:6-02-2026 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Khamiistii xilkii ka qaaday Xoghayihii Waaxda Amniga Gudaha (DHS) Kristi Noem, kadib dhaliilo siyaasadeed ...
Wararka24: 5-02-2026 Ciidamada Iiraan ayaa sheegay in ay weerarro gantaallo ah ku qaadeen saldhigyo ay leeyihiin kooxaha Kurdiyiinta ee mucaaradka ku ...
Wararka24: 5-02-2026 Qaar ka mid ah dadweynaha Soomaaliyeed ayaa si weyn u soo dhaweeyay ansixinta dhameystirka Dastuurka Soomaaliya oo ay ...
Wararka24: 5-02-2026 Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa si rasmi ah u soo dhaweysay go’aanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee lagu ansixiyay dhameystirka ...
Wararka24: 5-02-2026 Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Iiraan ayaa ku eedeeyay Israa’iil inay ka dambeysay qaar ka mid ah ...
Wararka24: 4-02-2026 Dagaalka u dhexeeya Iiraan, Mareykanka iyo Israa’iil ayaa galay marxalad cusub, iyadoo warar ka imanaya Washington ay muujinayaan ...
Wararka24: 4-02-2026 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq, si ay uga wada ...
Wararka24: 4-02-2026 Hay’adaha amniga Mareykanka ayaa ka digay suurtagalnimada in Iiraan ama kooxo taageersan ay beegsadaan gudaha Mareykanka, kaddib dilkii ...
Wararka24: 3-02-2026 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay shir-guddoomiyay kulan wadatashi ah oo dhex maray Dowladda Puntland ...
Wararka24: 3-02-2026 Markab kalluumeysi oo laga leeyahay Shiinaha, isla markaana ay qabsadeen rag hubeysan meel ka baxsan xeebaha Puntland, ayaa ...
Wararka24: 3-02-2026 Mas’uul sare oo ka tirsan Iiraan, Cali Lariijaani, ayaa sheegay in dalkiisu uusan wax wada-hadal ah la geli ...
Wararka24: 3-02-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Axaddii soo saartay bayaan ay si kulul ugu cambaareysay weerarradii ay Iiraan ku qaaday ...
Wararka24: 3-02-2026 Dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Qatar ayaa la sheegay inay wadaan dadaallo diblomaasiyadeed oo ay kula xiriirayaan xulafadooda reer Galbeedka, ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.