Mareykanka iyo Iiraan oo wada-hadallo cusub ku yeelanaya Pakistan
Wararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in wafdi wada-xaajood ah uu u safri doono Pakistan si ay ula kulmaan ...
Wararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in wafdi wada-xaajood ah uu u safri doono Pakistan si ay ula kulmaan ...
Wararka24: Dowladda Turkey ayaa shaacisay inay si toos ah u kordhinayso ka qaybgalkeeda dagaalka ka dhanka ah kooxaha Al-Shabaab iyo ...
Wararka24: Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, oo ah dallad mucaarad, ayaa sheegay inuusan ka qayb geli doonin doorasho ay maamulayaan madaxda dowlad-goboleedyada ...
Wararka24: Wasiirka Amniga ee Hirshabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre ayaa ka hadlay ciidamo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya geysay magaalada Jowhar. Wuxuu ...
Wararka24: Wasiirrada arrimaha dibadda ee 17 dal ayaa muujiyay mowqif mideysan oo ka dhan ah tallaabo kasta oo wiiqaysa qaranimada ...
Wararka24: Kooxda Xuutiyiinta Yemen ee Ansar Allah ayaa si adag uga hadashay dhaqdhaqaaqyo ay ku tilmaamtay faragelin ay Israa’iil ka ...
Wararka24: Dowladda Iran ayaa sheegtay inay mar kale xirtay marinka muhiimka ah ee Strait of Hormuz, iyadoo ku eedeysay Mareykanka ...
Wararka24: Maamulka Puntland ayaa sheegay in aanu aqbali doonin muddo kordhin lagu sameeyo hay’adaha dowladda federaalka Soomaaliya. Mas’uuliyiinta maamulka ayaa ...
Wararka24: Ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramcad ayaa si buuxda ula wareegay ammaanka magaalada Baydhaba kadib banaanbaxyo ka dhacay gudaha ...
Wararka24: Xildhibaanad Ilhan Omar ayaa sheegtay in hantideedu aysan gaarsiisneyn malaayiin dollar, iyadoo saxday xog hore oo khalad ku jirtay ...
Wararka24: Safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya iyo Midowga Afrika Cabdullaahi Warfaa ayaa ka digay faragelin kasta oo lagu sameeyo arrimaha ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya ee ka dhacday dalka ...
Wararka24: Safiirka ay Israa’iil sheegtay inay u magacowday Somaliland ayaa wajahaya diidmo xooggan, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si cad ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in Geeska Afrika aanu gaari karin nabad waarta ilaa dalkiisu helo marin ...
Wararka24: Aqalka Senate-ka ee Mareykanka ayaa Arbacadii yeeshay codbixin muujisay kala qaybsanaan sii kordheysa oo ku saabsan taageerada militari ee ...
Wararka24: Go’aan uu soo saaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa si rasmi ah uga dhaqan-galay magaalada Muqdisho, ...
Wararka24: Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in tallaabadii ay Israa’iil ku magacawday safiir u qaabilsan Somaliland ay fure u noqon karto ...
Wararka24: Xaaladda Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa weli kacsan, kadib xiisado culus oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ...
Wararka24: Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay war-saxaafadeed ay soo saartay Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo lagu diiday magacaabista ...
Wararka24: Hoteelka caanka ah ee Burj Al Arab oo ku yaalla magaalada Dubai ayaa la shaaciyay in si ku-meel-gaar ah ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.