• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Soomaali laga soo tarxiilay Jarmalka oo manta soo gaaray Muqdisho

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
tarxiilay Jarmalka
Share

MUQDISHO — In ka badan 15 qof oo Soomaaliyeed oo laga soo tarxiilay dalka Jarmalka ayaa maanta laga soo dejiyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Dadkan ayaa la sheegay in muddo dheer ku sugnaayeen Jarmalka iyagoo ku joogay halka codsiyo magangilyo, balse la diiday codsiyashoodi.

Soomaalidan ayaa waxay ku noolaayeen gobollada Saxony iyo Bavaria ee dalka Jarmalka, waxaana lagu helay dhammaan dambiyo lagu soo oogay oo ay ka mid yihiin isku day dil, kufsi, dhac, dagaal ay la galeen booliska iyo isku day khiyaamo.

Waxaa la saadaalinayaa in dhalinyaro Soomaaliyeed oo haatan ku xiran xabsiyada dalka Jarmalka lasoo celin doono, iyagoo lagu tuhunsan yahay inay galeen dambiyo culus. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Cumar Cali Balcad, ayaa hore u xaqiijiyay in dadka la filayo in dib loogu soo celiyo dalka, muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu helay dambiyo kala duwan oo ay ka galeen gudaha Jarmalka.

Arrintan ayaa kusoo beegmeysa iyadoo xiriirka Jarmalka iyo Soomaaliya uu marayo xilli ay socdaan dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu horumarinayo iskaashiga dhinacyada ammaanka iyo socdaalka.

Dowladda Soomaaliya weli si rasmi ah ugama hadlin sababaha rasmiga ah ee keenay tarxiilka, inkastoo ilo-wareedyo diblomaasiyadeed ay sheegayaan in tallaabadaasi ay qeyb ka tahay heshiisyo dib loogu celinayo dadka lagu helo sharci-darro.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

4 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.