• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Thursday, March 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ra’iisul Wasaara Xamza oo xilalkii ka qaaday wasiirro ka tirsanaa xukuumaddiisa

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
54 minutes ago
Reading Time: 1 min read
Ra’iisul Wasaara Xamza oo xilalkii ka qaaday wasiirro ka tirsanaa xukuumaddiisa

Wararka Ugu Aqrintabadan

Xukuumada Somaliland iyo ganacsatada oo si wadajir ah u go’aamiyay qiimaha shidaalka

Xukuumada Somaliland iyo ganacsatada oo si wadajir ah u go’aamiyay qiimaha shidaalka

1 hour ago
DF Soomaaliya oo dalab xasaasi ah u dirtay kooxaha taageersan Lafta-gareen

DF Soomaaliya oo dalab xasaasi ah u dirtay kooxaha taageersan Lafta-gareen

1 hour ago
Load More
Share

Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa wareegto uu soo saaray xilalkii uga qaaday laba wasiiru dowle oo ka tirsanaa xukuumaddiisa.

Masuuliyiinta xilalka laga qaaday ayaa kala ah Wasiiru dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Ismaaciil Shire Jaamac iyo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Asad Cabdirisaaq Maxamed.

Qoraalka kasoo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu sheegay in go’aankan lagu gaaray iyadoo la cuskaday qodobada 120aad iyo 117aad ee dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo xeer hoosaadka Golaha Wasiirrada.

Xukuumadda ayaa tilmaamtay in tallaabadan ay qeyb ka tahay dadaallo lagu xoojinayo howlaha wasaaradaha iyo hufnaanta shaqo.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale uga mahadceliyay masuuliyiinta xilalka laga qaaday shaqadii ay u hayeen qaranka, isaga oo u rajeeyay mustaqbal wanaagsan.

Mid ka mid ah wasiiru dowlayaasha xilka laga qaaday ayaa dhowaan kasoo muuqday shir ka dhacay Garoowe oo uu qabtay madaxweynaha Puntland, halkaas oo uu ka jeediyay hadallo dhaliil u jeedinaya dowladda federaalka.

Tallaabadan ayaa kusoo aadaysa xilli ay xukuumaddu wado isbeddello la xiriira maamulka iyo hay’adaha dowladda, oo ay ku jiraan magacaabista taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Share
Tags: caasimadda Muqdishowararka mantawararka somaliaWararka24 manta
Previous Post

Mareykanka oo ku hanjabay weerarro ka xooggan kuwii hore haddii ay iran diido guul-darro

Related Posts

Mareykanka oo ku hanjabay weerarro ka xooggan kuwii hore haddii ay iran diido guul-darro

Mareykanka oo ku hanjabay weerarro ka xooggan kuwii hore haddii ay iran diido guul-darro

by Amin Cali Abdi
1 hour ago

Wararka24: Mareykanka ayaa Iiraan ugu baaqay inay aqbasho waxa uu ku tilmaamay guul darro, isaga oo ku hanjabay...

Xukuumada Somaliland iyo ganacsatada oo si wadajir ah u go’aamiyay qiimaha shidaalka

Xukuumada Somaliland iyo ganacsatada oo si wadajir ah u go’aamiyay qiimaha shidaalka

by Amin Cali Abdi
1 hour ago

Wararka24: Xukuumadda Somaliland iyo ganacsatada shidaalka ayaa si wadajir ah u go’aamiyay qiime cusub oo lagu iibinayo shidaalka,...

DF Soomaaliya oo dalab xasaasi ah u dirtay kooxaha taageersan Lafta-gareen

DF Soomaaliya oo dalab xasaasi ah u dirtay kooxaha taageersan Lafta-gareen

by Amin Cali Abdi
1 hour ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalab xasaasi ah u dirtay kooxaha taageersan madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen,...

Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

by Amin Cali Abdi
3 hours ago

Wararka24: Agaasimihii hore ee hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa si kulul uga hadlay xabsi guriga la...

Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

by Amin Cali Abdi
3 hours ago

Wararka24: Doon la sheegay inay leedahay Iiraan ayaa lagu weeraray meel qiyaastii 400 mayl badeed u jirta xeebaha...

Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

by Amin Cali Abdi
4 hours ago

Wararka24: Falanqeeye dhanka amniga ah oo u dhashay Iiraan ayaa sheegay in dalkiisu diyaar u yahay tallaabooyin milateri...

Load More

Recommended

Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

6 months ago
Xiisad ka taagan Boosaaso kadib gadood ay sameeyeen ciidamo Puntland

Xiisad ka taagan Boosaaso kadib gadood ay sameeyeen ciidamo Puntland

2 weeks ago
Wararka Manta, Puntland oo Guulo Horleh kagaartay daacish+ Sawiro iyo Mesha ay wax marayaan

Ciribtirka Daacish Intu maraya: Kadib Toddobaadkii labaad Marki uu Md DENI Ku Dhawaqay Wejiga saddexaad ee hawlgalka

1 year ago
Gabar rer hargeysa

DAAWO: Gabar rer hargeysa iyo wariye ku sheekeysanaya af Ingiriisi muuqaal viral noqday

7 months ago
Shabaab

Wararka24: Weerarrada Al-Shabaab iyo daldaloolada amniga Soomaaliya

1 year ago
Wasaaradda Tamarta oo qabatay kulanka mashruuca koronto-gelinta bulshooyinka aan korontada helin

Wasaaradda Tamarta oo qabatay kulanka mashruuca koronto-gelinta bulshooyinka aan korontada helin

2 weeks ago
Trump Oo Sheegay In Ay DOJ Baarayso Ilhaan Cumar Arrin La Xiriirta $44 Milyan.

Ilhaan Cumar aya sheegti in Daacad u tahay Mareykanka, taageeradeduna ay tahay….

4 weeks ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.