• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, January 23, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia
Trending

Puntland: Hada ayuu xalaal noqday!

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
6 months ago
Reading Time: 1 min read
Puntland
Share

GAROWE – Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Puntland, Cabdifataax Abdinur, ayaa si kooban oo macno leh uga falceliyey war-saxaafadeedkii dowladda federaalka Soomaaliya kasoo saartay markabkii lagu qabtay xeebaha Puntland ee lagu eedeeyey inuu hub sharci darro ah siday.

Puntland

Cabdifataax ayaa qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ku yiri: “Hadda ayuu xalaal noqday”, isagoo si toos ah u muujiyey in Puntland aysan ku qanacsaneyn sida Villa Somalia u fasirtay arrinta markabka. Hadalkaas ayaa kusoo aadaya kadib markii dowladda Federaalka ay sheegtay in markabku sharciyeysan yahay, taasoo keentay dhaleeceyn kasoo yeertay madaxda Puntland.

Markabkan oo lagu magacaabo SEA WORLD ayaa la qabtay dhowaan, waxaana Puntland ay sheegtay inuu siday hub iyo agab ciidan oo aan sharciyeysneyn. Maamulka Puntland wuxuu horey u sheegay in falkaasi uu yahay mid lidi ku ah amniga gobollada iyo heshiisyada caalamiga ah ee la xiriira xakameynta hubka.


Share
Tags: Markabka sea worldPuntland sea worldWararka maantaXeebaha Puntland
Previous Post

Dowladda Soomaaliya Oo Sheegatay Lahaanshiyaha Markabka Sea World, Digniinna U Dirtay Puntland

Next Post

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

Yasmin Jamal

Yasmin Jamal

Yasmiin waa qoraa si joogto ah Wararka24 uga qora wararka deg-dega ah ee marka tagan guud ahaan Soomaaliya iyo Geeska Afrika iyo caalamka.

Related Posts

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay arinta Omar Fateh.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay arinta Omar Fateh.

by Yasmin Jamal
November 4, 2025

Muqdisho – Isniin, 4-ta November 2025 – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah...

Muungaab oo markii ugu horreeeysay ka hadlay wixii ka dhacay Saldhigga Wardhiigley. Guddoomiye Muungaab ayaa ka digay in la qabto bananabax fowda ah. “ saxibow hadaad shalay qori caaradii halmar fursad ku heshay maanta kuu soo noqon meyso “

Daawo: Guddoomiye Muungaab, saxibow hadaad shalay qori caaradii halmar fursad ku heshay maanta kuu soo noqon meyso

by Yasmin Jamal
September 25, 2025

Muqdisho – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa markii ugu horreysay si cad uga hadlay arrimaha...

Allah ha u naxariisto fannaan Xasan Jaamac Qodax oo ku geeriyooday Hargeysa

Allah ha u naxariisto fannaan Xasan Jaamac Qodax oo ku geeriyooday Hargeysa

by Yasmin Jamal
September 22, 2025

Hargeysa – Fannaankii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Xasan Jaamac Qodax, oo bulshada u badani u taqaanay Xasan Gacan,...

Eswatini oo 32 askari u soo dirtay howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, Waa wadanka ugu HIV-ga badan aduunka?

Eswatini oo 32 askari u soo dirtay howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, Waa wadanka ugu HIV-ga badan aduunka?

by Yasmin Jamal
September 22, 2025

Mbabane – Dowladda Eswatini ayaa shaaca ka qaaday in 32 askari oo ka tirsan ciidanka Booliska dalkaas loo...

Maraykanka iyo DF oo duqayn ku dilay horjooge Al-Shabaab ah

Maraykanka iyo DF oo duqayn ku dilay horjooge Al-Shabaab ah

by Yasmin Jamal
September 17, 2025

Muqdisho – Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in iskaashi ay la sameysay Dowladda Federaalka Soomaaliya lagu qaaday duqayn 13-kii...

Waqooyi Bari: oo bilowday Tababar lagu xoojinayo suxufiyiinta?

Waqooyi Bari: oo bilowday Tababar lagu xoojinayo suxufiyiinta?

by Yasmin Jamal
September 3, 2025

Laascaanood – Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari ayaa ku dhawaaqday tababar muhiim ah oo...

Load More
Next Post
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

Mikel Arteta

Arteta Oo Ka Hadlay ciyaartoy cajiib ah Max Dowman, oo 15 Jir Ah

Newcastle United Alexander Isak

Alexander Isak Oo Ka haray Safarka Newcastle Ee Asia? + Sabata?

Recommended

Qarax Xoogan

War DegDeh ah: Qarax Xoogan oo manta ka dhacay Muqdisho + faahfaahin

10 months ago
Koox burcad-badeed Soomaali ah

War kasoo baxay Koox burcad-badeed Soomaali ah oo shalay markab qabsaday?

3 months ago
nato

NATO oo diyaar u ah qorshe cusub oo ad ugu careysiindona rushka?

6 months ago
Madaxweynaha Puntland

Madaxweynaha Puntland DENI oo ku dhawaaqday wajiga saddexaad ee dagaalka ka dhanka ah Daacish

11 months ago
Daawoyinka ilmaha

Daawoyinka ilmaha lagu rido oo Dhibaato weyn ku Reeba 11% Dumarka. Sababta?

7 months ago
Trump

Trump ayaa sheegay in Putin uusan ka qayb gali doonin wada-hadallada uu Ukraine ee Turkiga!

8 months ago
Dalmar Cadow

DAAWO, Waxan ahay MUSHARAX! Dalmar Cadow Gudomiyaha Naafada degmada Dharkeynley?

9 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.