• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

NATO oo diyaar u ah qorshe cusub oo ad ugu careysiindona rushka?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
nato
Share

BRUSSELS — Dalal ka tirsan NATO iyo Mareykanka ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay Ukraine siiyaan gantaallada difaaca cirka ee Patriot, si ay isaga difaacdo duqeymaha Ruushka.

Sida laga soo xigtay saraakiil Maraykan ah, qorshuhu wuxuu ku saabsan yahay in la ururiyo agabka difaaca ee laga heli karo dalalka Yurub, si degdeg ah loogu raro Ukraine.

Mas’uuliyiin ka tirsan NATO ayaa sidoo kale xaqiijiyay in wadaxaajoodyo socda ay horseedi karaan in la helo tiro badan oo gantaalladaas ah, iyadoo la tixraacayo codsi kasoo yeeray Ukraine.

Talaabadan ayaa ah mid lagu xoojinayo difaaca cirka ee Ukraine, iyadoo saraakiishu sheegeen in geynta gantaalladaas gudaha ukraine ay bilaaban doonta sida ugu dhaqsaha badan.

Madaxweynaha marekanka ayaa shalii aad u dhaleeceeyey putin isago sheegay in uu ku faraxsaneyn waxa uu ka wado ukraine, wuxu sheegay in putin marka uu hadlaayo uu iska dhigo qof wanaagsan, habeen kina uu dadka duqeeyo.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

4 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.