• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, August 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Manta Paris Boorsada Jane Birkin oo $10.1 Milyan Lagu iibsaday?

Amran Mahad by Amran Mahad
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Manta Paris Boorsada Jane Birkin oo $10.1 Milyan Lagu iibsaday?

Wararka Ugu Aqrintabadan

Iiraan oo u muuqata inay xoojisay mowqifkeeda kaddib isbeddelka go’aanka Trump

Iiraan oo u muuqata inay xoojisay mowqifkeeda kaddib isbeddelka go’aanka Trump

1 week ago
Baarlamaanka Turkiga oo Laba Sano u Kordhiyay Joogitaanka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya

Baarlamaanka Turkiga oo Laba Sano u Kordhiyay Joogitaanka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya

3 weeks ago
Load More
Share

PARIS — Boorsadii koowaad ee Jane Birkin ayaa maanta lagu iibiyay $8.2 milyan oo dollar xaraash manta ka dhacay magaalada Paris.

Booradan madowga ah ayaa waxaa lagu iibsaday 7 milyan euro. Marki lagu daro canshuuraha iyo Lacagaha dheeriga ah waxay isku gaareysa wadarta guud $10.1 milyan. Xaraashkan waxaa manta qaban qaabiyay guriga Sotheby’s.

Lacagta lagu xaraashayey waxay laga bilaabay 1 milyan euro. Waxaa iibsaday Qof Jabaaness ah oo ku guulaystay kadib dagaal kulul oo manta ka dhacay goobta.. Magaca iibsdaha wali lama shaacin.

Boorsada ayaa loo hagaajiyey Jane Birkin sanadkii 1984. Shirkadda Hermès ayaa si gaar ah ugu samaysay xidigta rer British. Boorsada waxaa ku qoran xarafka J.B oo loso gaabiyey isla magaceeda.

Fikrada boorsada waxay timid markii Jane Birkin ay la kulantay si kadis ah madaxa shirkada Hermès diyaarad dhexdeed. Birkin ayaa ka dalbatay boorso oo ay isla ayada naqshada latimaaday.

Jane Birkin ayaa isticmaashay boorada 1985 ilaa 1994. Jane ayaa iska iibisay boorsada si ay lacagta ugu caawiso cilmi-baarista AIDS-ka. Waxay dhimatay sanadkii 2023.

Boorsada Birkin waxay noqotay mid ka mid ah waxyaabaha ugu qaali badan adduunka. Qiimaha caadiga ah wuxu ka bilaabmaa $10,000 mida cadiga ah ee hada suuqa taalo.

Tan maanta la iibsaday waa tii ugu horeysay mantana noqotay boorsada aduunka ugu qaalisan ee abid lagu iibiyay xaraash.

Share
Tags: 8 millionBag todayBorso manta lagadayParisSomalia news
Previous Post

Daawoyinka ilmaha lagu rido oo Dhibaato weyn ku Reeba 11% Dumarka. Sababta?

Next Post

Firdhiye Dhulku maguro lkn dadka ayaa guura, sanaag waa khaatumo

Related Posts

No Content Available
Load More
Next Post
Firdhiye Dhulku maguro lkn dadka ayaa guura, sanaag waa khaatumo

Firdhiye Dhulku maguro lkn dadka ayaa guura, sanaag waa khaatumo

Kurdiyiin oo Manta Hubka Dhigay 40 Sano Kadib.

Kurdiyiin oo Manta Hubka Dhigay 40 Sano Kadib.

Muqdisho

DAAWO: Muqdisho manta dhacdo cajiib ah oo dhiiragalin mudan.

Recommended

Itoobiya oo Ciidamo Dhoobtay Xuduudda Waqooyi Iyadoo Xiisaddu Kacsan Tahay

Itoobiya oo Ciidamo Dhoobtay Xuduudda Waqooyi Iyadoo Xiisaddu Kacsan Tahay

5 months ago
Wasaaradda Tamarta oo qabatay kulanka mashruuca koronto-gelinta bulshooyinka aan korontada helin

Wasaaradda Tamarta oo qabatay kulanka mashruuca koronto-gelinta bulshooyinka aan korontada helin

5 months ago
Diyaarad sidday ciyaartooy oo ku burburtay Faransiiska iyo khasaraha

Diyaarad sidday ciyaartooy oo ku burburtay Faransiiska iyo khasaraha

1 month ago
Sacuudiga iyo laba dal oo ka faa’iiday dagaalka Iiraan, dalalka ku khasaaray

Sacuudiga iyo laba dal oo ka faa’iiday dagaalka Iiraan, dalalka ku khasaaray

4 months ago
Suuragal ma tahay in Madaxtooyada Baydhaba ay ilaaliyaan ciidan Soomaaliyeed?

Suuragal ma tahay in Madaxtooyada Baydhaba ay ilaaliyaan ciidan Soomaaliyeed?

4 months ago
Maraykanka oo 23 duqayn ah ka fuliyay Soomaaliya bishii Janaayo

Maraykanka oo 23 duqayn ah ka fuliyay Soomaaliya bishii Janaayo

6 months ago
Aadan Madoobe oo ku wajahan Baydhabo xilli ay siyaasadda kacsan tahay

Aadan Madoobe oo ku wajahan Baydhabo xilli ay siyaasadda kacsan tahay

4 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.