• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Madaxweyne Cirro oo Safar Rasmi ah Ku Tegay Dalka Jabuuti

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
10 months ago
Reading Time: 2 mins read
Cirro

Wararka Ugu Aqrintabadan

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

8 hours ago
Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

15 hours ago
Load More
Share

Cirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta u ambabaxay magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti, isagoo ka jawaabaya martiqaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaasi.

Wefdiga Madaxweynaha ayaa ka kooban xubno sare oo ka tirsan golaha wasiirrada iyo la-taliyeyaal dhow, kuwaas oo la filayo inay ka qeyb galaan kulammo dhowr ah oo lagu xoojinayo xiriirka labada dhinac.

Ujeedka safarka Madaxweynaha Somaliland ayaa salka ku haya dib u dhiska xidhiidhka diblomaasiyadeed, kor u qaadidda iskaashiga ganacsi iyo sidii looga shaqeyn lahaa arrimaha nabadda iyo amniga gobolka.

Safarkan ayaa kusoo beegmaya xilli uu jiro cadaadis diblomaasiyadeed oo ka dhashay heshiiskii is-faham ee Somaliland la saxiixatay dowladda Itoobiya, taasoo ay Jabuuti horey uga soo horjeesatay. Si kastaba, waxaa la rumeysan yahay in safarka Cirro uu qayb ka yahay dadaallada dib loogu hagaajinayo xiriirka labada dhinac.

Madaxweyne Cirro ayaa sidoo kale kulamo gaar ah la yeelan doona madaxda Jabuuti, waxaana lagu wadaa in la isku afgartay arrimo muhiim ah oo la xiriira horumarinta ganacsiga, xoojinta amniga iyo iskaashi dhaqaale oo dhexmara labada dal.

Tan iyo intii xilka loo doortay, Cirro wuxuu safarro dibadeed ku tagay dalal ay ka mid yihiin Imaaraadka Carabta, iyadoo socdaalkiisa Jabuuti uu noqonayo kisii saddexaad oo dibadeed ee uu aado tan iyo markii uu xilka la wareegay


Share
Tags: abdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)Dalka JabuutiMadaxweyne CirroSomaliland
Previous Post

DAAWO, Maraykanka oo Soo Bandhigay Muuqaalka Duqeyn Lagu Dilay Xubno Ka Tirsan Daacish Soomaaliya

Next Post

Puntland oo Dib Ugu Biirtay Wadahadallada Dowladda Federaalka

Related Posts

Somaliland

Afhayeenka Eric Trump oo Beenisay In Kulanka Dhex Maray Madaxweynaha Somaliland iyo Eric.

by Amin Cali Abdi
2 months ago

Wararka24: 28-01-2026:Afhayeen u hadlay Eric Trump, wiilka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa si cad u beenisay in wax...

Kadib Xirirki loo jaray Imaaraadka maxa ka socda dekada berbera, iyo DP World Oo Ka Hadashay?

Kadib Xirirki loo jaray Imaaraadka maxa ka socda dekada berbera, iyo DP World Oo Ka Hadashay?

by Yasmin Jamal
2 months ago

Wararka24: 14-01-2026: Shirkadda DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta, oo maamusha dekedda Berbera, ayaa sheegtay in hawlaha...

Somaliland oo afar qodob ka soo saartay arrimaha eVisa iyo maamulka hawada..

Somaliland oo afar qodob ka soo saartay arrimaha eVisa iyo maamulka hawada..

by Abdirahman Dahir
5 months ago

Hargeysa – Wararka24:  Xukuumadda Somaliland ayaa maanta soo saartay war rasmi ah oo ka kooban afar qodob oo...

Somaliland oo soo saartay 18 qodob oo cusub…

Somaliland oo soo saartay 18 qodob oo cusub…

by Yasmin Jamal
5 months ago

Hargeysa – Wararka24: Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay warbixinteedii toddobaadlaha ahayd, taas oo ka koobnayd 18 qodob oo...

Fly Dubai oo joojisay dalabkii eVisa ee dadka u safraya Hargeysa

Fly Dubai oo joojisay dalabkii eVisa ee dadka u safraya Hargeysa

by Yasmin Jamal
5 months ago

Hargeysa- Wararka24 Online)- Diyaaradda caalamiga ah ee Fly Dubai ayaa si rasmi ah u joojisay dalabkii ku saabsan...

Cabdiraxmaan Cirro oo safar ugu baxay addis ababa, maxa cusub...

Cabdiraxmaan Cirro oo safar ugu baxay addis ababa, maxa cusub…

by Yasmin Jamal
5 months ago

Hargeysa – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa Talaadadan safar rasmi ah ugu baxay dalka Itoobiya, iyadoo...

Load More
Next Post
Maamulka Puntland

Puntland oo Dib Ugu Biirtay Wadahadallada Dowladda Federaalka

Xasan Cali Khayre

Xasan Cali Khayre oo Si Adag u Weeraray Madaxweyne Xasan Sheekh

NISA

Taliyaha NISA oo Moqokori Kula Kulmay Saraakiisha Ciidanka

Recommended

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Shaacisay Xilliga Shaqada Gudaha Bisha Barakeysan ee Ramadhan.

Dhismaha Dekedda Hobyo oo Socda iyo Rajada Ganacsiga Itoobiya

3 weeks ago
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre

DAAWO: Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre: Kursigaygu ma matalo Puntland iyo Jubbaland?

6 months ago
Ra’iisul Wasaara Xamsa Cabdi Barre,ayaa maanta xarigga ka jaray….

Ra’iisul Wasaara Xamsa Cabdi Barre,ayaa maanta xarigga ka jaray….

2 months ago
Kenya

Waalidiin Soomaaliyeed oo Carruurtooda u Dira Xerooyin dhaqan-celin Tacaddiyo ka Dhacaan oo Ku Yaalla Soomaaliya iyo Kenya.

2 months ago

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Dhaweysay Ansixinta Dhameystirka Dastuurka Soomaaliya

3 weeks ago
Maamulka Jubaland

Dagaalka Gedo: Maamulka Jubaland oo war cusub soo saartay.

8 months ago
Gabar rer hargeysa

DAAWO: Gabar rer hargeysa iyo wariye ku sheekeysanaya af Ingiriisi muuqaal viral noqday

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.