• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Kenya oo Diiday Qorshahe weyn oo ay Somaliland wadatay + Sababta

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Kenya
Share

Dowladda Kenya

Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u diiday qorshe ay Somaliland ku doonaysay inay xafiiskeeda Nairobi u beddesho xafiis diblumaasiyadeed oo heer rasmi ah. Go’aankan ayaa yimid iyadoo Madaxweynaha cusub ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), uu booqasho ku joogo magaalada Nairobi.

Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya ayaa lagu sheegay in xaflad lagu waday in lagu furto xafiis cusub 27-ka May aysan haysan wax oggolaansho ah oo rasmi ah oo ka yimid dowladda Kenya. waxay caddeysay in aysan aqbaleyn wax tallaabo ah oo heer diblumaasiyadeed ah oo ka dhan ah siyaasaddeeda midnimada Soomaaliya.

“Wasaaraddu waxay muujinaysaa walaac ku saabsan xaflad la qorsheeyay in lagu qabto 27-ka May, taas oo aan la helin oggolaanshihii waafaqsan siyaasadda arrimaha dibadda ee dalka,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Kenya waxay mar kale ku celisay inay si buuxda u ixtiraamayso midnimada iyo madax-bannaanida Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxay sidoo kale hoosta ka xarriiqday in aysan aqoonsan Somaliland inay tahay dowlad madax-bannaan.

Inkasta oo Somaliland ay xiriir xafiiseed la leedahay Nairobi, haddana xiriirkaasi wuxuu xadidan yahay heerka xafiisyo isgaarsiineed (liaison offices),

Booqashada Madaxweyne Cirro ee Nairobi ayaa u muuqata dadaal cusub oo Somaliland ugu jirto inay kor u qaaddo xiriirka caalamiga ah iyo raadinta aqoonsi, hase yeeshee, mowqifka Kenya ayaa mar kale caddaynaya in aysan diyaar u ahayn wax isbeddel ah oo ka dhan ah midnimada Soomaaliya.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

4 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.