• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Jibriil oo la kulmay xildhibaano iyo duqa Baydhabo

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Jibriil oo la kulmay xildhibaano iyo duqa Baydhabo
Share

Wararka24: Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo guddoomiyaha degmada Baydhabo Cabdullaahi Cali Watiin.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha maamulka degmada Baydhabo, gaar ahaan amniga, adeegyada bulshada iyo horumarinta bilicda magaalada.

Hoggaamiye Jibriil ayaa faray guddoomiyaha magaalada inuu laba jibbaaro dadaallada lagu xoojinayo maamulka iyo adeegyada muhiimka ah ee ay u baahan yihiin shacabka.

Xildhibaanadii kulanka ka qeyb galay ayaa iyaguna adkeeyay muhiimadda ay leedahay wada shaqeyn buuxda oo dhexmarta hay’adaha dowladda.

Waxay sheegeen in iskaashigaasi uu muhiim u yahay xaqiijinta horumar waara oo ka hirgala magaalada Baydhabo.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.