• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Jibriil oo Baydhabo ka shaaciyay qorshe amni iyo dib u heshiisiin

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 3 mins read
Jibriil oo Baydhabo ka shaaciyay qorshe amni iyo dib u heshiisiin
Share

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, isagoo shaaciyay qorshihiisa ku aaddan hoggaanka maamulka iyo xasilinta deegaannada.

Jibriil ayaa sheegay in mudnaantiisa koowaad ay tahay sugidda amniga, gaar ahaan Baydhabo, isagoo xusay in amniga uu saldhig u yahay horumarka iyo dib u dhiska maamulka.

Wuxuu sidoo kale ballanqaaday in uusan jiri doonin beegsi gaar ah, isla markaana la sameyn doono dib u heshiisiin dhab ah oo lagu xallinayo khilaafaadka ka jira deegaannada Koonfur Galbeed.

“Dib u heshiisiin dhab ah ayaan ka sameyn doonnaa deegaannada maamulka, mana jiri doonto cid si gaar ah loo beegsado,” ayuu yiri Jibriil.

Hoggaamiyaha KMG ah ayaa sheegay inuu la shaqeyn doono dhammaan qeybaha bulshada, oo ay ku jiraan odayaasha dhaqanka, haweenka, dhalinyarada iyo culimada, si loo helo maamul loo dhan yahay.

Sidoo kale, wuxuu faray shaqaalaha hay’adaha maamulka inay sii wadaan adeegyada bulshada, isagoo carrabka ku adkeeyay in isbeddelka hoggaanka uusan saameyn ku yeelan doonin howlaha socda.

Jibriil ayaa intaas ku daray in maamulka uu diiradda saari doono horumarinta adeegyada aas-aasiga ah iyo kaabeyaasha dhaqaalaha ee Koonfur Galbeed.

Magacaabistiisa ayaa timid kadib isbeddello siyaasadeed oo ka dhacay Baydhabo, waxaana si adag uga horyimid Golaha Mustaqbalka oo ku baaqay in la qabto doorasho loo dhan yahay.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.